Saturday, 15 December 2012

Dhaqan Celis Vs Afsoomaali

Mid Dhaqan Celis Ah Aa Waxaa Dhintay Seedigiiis Ama Walaashiis Ninki Qabay Markaas Aa Lo Soo Sheegay Waxaa Lagu Yiri U Tacsiyey Walaashiis Intuu Wacay U Ku Dhahay ''Abaayo Tacsi Wanaagsan Seedigeyna Enjoy Your Qabri Ku Dheh Markaa U Duceyyneyso'' lolz

Tuesday, 11 December 2012

Adigoo Ina Hebal Ah

Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Qof Jeclaaday Taleefanka Guriga Uu Markasto Ka Wici Jiray Markasto Way Ku Adkeen Jirtay Saaxiibka Reer Shiid/Busaarad Na Waa U Weyn Yahay Habeenki Dambe Hal Saac Uu Waxuu Ka Baryaayay In Ay Banaanka Gurigooda Usoo Istaagto Marki Dambe Way Ka Ogolaatay Laakin Waxay Ku Xujeysay Wax Yar Oo Xageeda Ka Fudud Waxay Dhahday Casho Fudud Horay Iigu Soo Qaad Maadaama Guriga Muufo La Dubay Ma Cuni Kareee, Asigana Nasiib Daro Xagiisa Waaba Ka Adkeed Maadaama Uusan Saakay Xitaa Quraacan Saaxiibka Qofta Gas Uuba U Siiyay Xooga Ka Dib Ay Soo Wacday Waxay Dhahday "Maraxoo Waa Ku Sugaayee Maxaa Kugu Dhacay"?  Intu Is Xanaajiyay Kulahaa " Adigoo Ina Xaaji Garweyne Ah Oo Cid Ladan Ka Soo Jeedo In Casho Fudud Qiimahaaga Yahay Maba Ogeyn Ee Qofyahay Iga Dhamaaw"  Lolz Qofti Amay MArki Dambe Baryootantay Hee Aboowe Macaanow Waa iska Dhibaayay Anaa Ka Daran Hadaa Aan Albaabka Kugu Sugaa Imaaw Lolz

Thursday, 6 December 2012

Indho Ma Leedahay

Xariif Ciyaalka Xaafada Ah Aa Gabar Qurux Badan Jeclaaday In U Jecelyahayna Uma Sheegin Daahane Hortiis Dafaaye Aa Joogee Maraxoo Foolxumo Ku Dhamaatay Oo Ciyaalka Tuulada Ah Aa Qofti Ku Aqriyay Oo Aroosay Ayadana Ewalba Tacbaan Ay Eheed War Yaa Ka Soo Gaaro Ay Ka Taagneed, Maalinti  Dambe Aa Ki Ciyaalka Xaafada Ahaa Suuqa Ku Arkay Ayadaoon U Jeedin  Uu Isha Korkeeda Far Dheer Jug Uga Siiyay "Naa Bal Ii Waran Uu Ku Yiri" Saaxiibta Intay Xanaaqday Ay Dhahday  " Waryaa Indhaha Ha Iga Ridin Maraxyahow" Waxuu Yiri " Naa Ma Ewalba Indho Laheed"? Markaas Ay Intay Indhaheeda Kala Furtay Ay Dhahday " Maxaan Indho U Lahaan Waayey Kuwaan Ookiyaalo Miyaa" Kulahaa Hadaad Indho Leedahay " Maad Kaas Guursan Laheed Lolx"  #QaraarTeam

Friday, 30 November 2012

Labadaan Tuug

Will Yar Oo Qurbaha Ku Koray Aa Rabay Inu Xajka Aado Aabihiis iyo Walaalkiis Ka weyn Aa Dheheen Anagana Na Wad , Marki Xajka La Imaaday odaygi Waxuu Ku Duceestay ilaahow I Cafi Hada Ka Hor Aan Xoolo Agoon Leedahay Xaday Wiilki Weynaa Asna Waxuu Ku Duceestay Ilaahow I Cafi Hada Ka Hor Aa Gabar Maskiin Ah Leen Been Ah Ka Gaday Yariiska Intu Naxay Kulahaa Ilaahow Labadaan Tuug Aan Ku Soo Waday Iga Cafi kkkk

Thursday, 29 November 2012

wadaad vs gabar

Wadaad Ciyaalka Xaafada Ah Aa Gabar Su'aal Weydiisay Waxay Dhahday " Shekhow Bishimaha Aa Timo Iiga Soo Baxeen Ee Ma Iska Xiiri Karaa"? Wadaadka Waxuuba Taagan Yahay Bishimuhu Badane Waa KuWee? Lolz

Saturday, 17 November 2012

Inkaar Aan Soo Qoraa

Sida Caadiga Ah Waxaa Soomaaliya Ka Jiro Dad Ku Shaqeysto Shaqo Ka Gooni Ah Shaqooyinka Caadiga Ah Shaqadaas Oo Lagu Kala Qaato Wax Loo Yaqaan Samaay Taas Oo Lo Kala Qeybiyo Qofna Waxuu Qaadana Duco Qofna Waxuu Qaadanaa Lacag, Magaalada Muqdisho Aa Waxaa Lamaane Is Qabay Ugu Dhashay Wiil Sida Caadada Aheyd Waxaa Guriga Hortiisa Yimid Yibir Markaas U Waxuu Bilaabay Gabay Amaan Ah Iyo Duco Oo Reerkana Ku Amaanaayo Wiilka Yar Ee Dhashayna Ugu Duceynaayo Xooga Kadib Waxaa Banaanka Usoo Baxay Aabihii Wiilka Dhalay Oo Xooga Saluugsan Lacagta Samayda Ah Ama Lacagta Yibraha La Siiyo, Asigoo Is Kiiswaalaayo Waxuu Yiri " Yibirow sidee Ku Ogaatay In Wiil La I Dhalay Guriga Dhar CAruurna Kuam Warna Isbitaalna Kuam Dhalan Wiilkeyge?" Yiubir Aa Si Kalsooni Ku Jirto U Yiri Waxaan Saaxiib Ku Nahay Xaaskaada Aalada Wajibuuk (Facebook Friends) Sidaa Darteed Sawirada Wiilak Waa Leygu So Taag Gareeyey Ee Ducadeyda Hala Isiiyo Hadii Kale Facebook Status Keyga Aan Habaar/Inkaar Ku Soo Qoreaa Xaaskaada Like Ay Saare, Lol
WQ: Abdikarin Ck Arts

Friday, 16 November 2012

Jimco Miyaa Caawo

Oday Reero Jimco Ah Micnaha Jimacada Kaliya Xaaskiisa U Tago Aa Habeenki Dambe La Qabtay Qoftiisa U Hawooday Asigoo Meel Uu Ka Bilaabo Weysan Maadaama Jimco Ka Jimco Lagu Bartay Uu Dhahay " Yahow Xaliimo Caawo Ma Jimcaa?" Qoftiisa Oo Ciyaalka Xaafada Aheyd Horay Ay Ka Fahantay In Odayga Lagu Dhagan Yahay Waxay Dhahday " Areey Faarax Jimco Maahan Waase Lagaaga Dhigaa Minaa Rabtid Lolz

Tuesday, 13 November 2012

Yaa Foolxun Dheh

Labo Gabar Oo Aad U Foolxun Aa Waxay Isku Caayeen Anaa Ka Qurxan Iyo Anaa Ka Qurxan Kadib Oday Ciyaalka Xaafada Ah Oo Garta Lo Geysan Jiray Ay U Tageen Asigoo Shaqo Ku Jiro Xoogaa Ay Sugeen Marku Shaqada Dhameestay Intu U Yimid U Dhahay ''Gabdhaheygi Soo Dhawaada Maxaan Idiin Qabtaa?' Mid Aa Inta Soo Booday Dhahday " Adeer Labadeena Yaa Qurxan?" Intu Qoslay Kulahaa " Maandheeskoow Maha Qurux Ma Taale Yaa Fildaran Dhaha"

Thursday, 8 November 2012

Tabartaas Baa Aabaheed Looga Soo Tuugay

Nin Shabeel Nagood Ahaa Oo Gabar Kastoo Qurux Badan Jecleed In Ay La Sheekeysato Baa Waagi Dambe Waxuu Aroosay Naag Aad U Foolxun Aad Na Caato U Ah Nin Ka Mid Ah Dhalinyarada Ay Aadka Iskugu Dhawaayeen Baa Weydiiyey "Hebalow Qoftaan Foolxumada Looga Nixiyey Maxaa Ku Fashay"? Saaxiibka Waxuu Ku Jawaabay " Tabartaas Baa Aabaheed Looga Soo Tuugay"

Tuesday, 23 October 2012

Soo Fariiso Saaxiib

3 Wiil Aa Cabaayeen Xoogaa Markay Istiimeen Aa Taraq/jantasiigar Ka Dhamaaday Mid Aa Lo Diray Bax Sigaarkaan Noo Soo Shid Cml Saaxiibka Siduu Usoo Wareegaayey Uu Marba Qof U Weydiinaayey Dab Meeshi uu Ku Soo Laabtay Labadi Uu Ka Tagay Marku u Yimid Uu Dhahay Aqyaareey Dab Ma Heysiin Yaaqeey Mid Aa Soo Booday Kulahaa "Saaxiib Anakaba Waa Naloogu Maqayan  Mid U Dirsanahay Ee Soo Faariso".      A

Thursday, 11 October 2012

Kumaanba Dooneyn

Xᴀʀɪɪғ Aᴀ Gᴀʙᴀʀ Jᴇᴄʟᴀᴀᴅᴀʏ Sxʙ Wᴀʀᴀᴀǫ Aᴀʙɪʜɪɪs Kᴀ Dʜᴇᴇʀ Oᴏ Eʀᴀʏᴏ Mᴀᴄᴀᴀɴ U Qᴏʀᴀʏ Sᴀᴀxɪɪʙᴋᴀ Iʟᴇᴇɴ Mᴀɢᴀᴄ Qᴀʟᴅᴀɴ Uᴜ Wᴀʀᴀᴀǫᴅɪ U Dɪʀᴀʏ Qᴏғᴛɪ Wᴀʀᴀᴀǫᴅᴀ Aʏ Aǫʀɪsᴀʏ Jᴀᴡᴀᴀʙ Aʏ Usᴏᴏ ᴄᴇʟɪsᴀʏ Wᴀxᴀʏ Dʜᴀʜᴅᴀʏ "Mᴀᴀsʜᴀ Aʟʟᴀᴀʜ Wɪɪʟ Sʜɪᴅᴀɴ Aᴀᴛᴀʜᴀʏ Kᴀᴀɢᴀ Sɪɪ Dᴀʀᴀɴᴇ Eʀᴀʏᴀᴅᴀ Mᴀᴄᴀᴀɴ Aᴀ Iɢᴀ Dʜᴇx Bᴀxᴀʏ Lᴀᴀᴋɪɴ Nᴜᴜᴄᴀ Aᴀɴ Kᴀ Hᴇʟᴏ Mᴀʙᴀᴛɪʜɪᴅ Lᴏʟ" Sᴀᴀxɪɪʙᴋᴀ Iɴᴛᴜ Xᴀɴᴀᴀǫᴀʏ Uᴜ Dʜᴀʜᴀʏ Nᴀᴀ Hᴇᴇᴅʜᴇ Kᴜᴍᴀᴀɴʙᴀ Dᴏᴏɴᴇʏɴᴇ Nᴀʙɪɢᴀᴀᴅᴀ Sᴇᴇɢᴇ Aʏᴀᴀ Aᴅɪɢᴀ Kᴜ Jᴇᴇᴅᴀʏʙᴀ" #qaraar

Monday, 8 October 2012

Page Kee

Nin Reero Marqaan Ah Muqajil Ah Aa Wauu Aroosay Gabar Caato Saaid Ah Habeenki Arooska Aa Hooyadadeey Waxay Ku Soo Duuduubtay Hal Malyan O Journal Ah Saaxiibka Habeenki Marki Loo Guri Geeyey Labo Kiilo Jaad Ah Uu Isku Kor Furtay Marki Marqaamay Uu Is Dhahay Qofta Wax Ka Raadi Dharka Markuu Ka Dhigay Journal Aa Ka Soo Hor Baxay Wuuba Iloobay Waxuu Raadinaayey Siduu Midba Mar u Aqrinaayey Waxuu Waayay  ( Cambarki) Intuu Daalay U Gabadha Hooyadeed Wacay Ku Lahaa " Hooyo Gabadhaada Alaabteeda/Cambarkeeda  Page Kee Waaye Aan Aqriyee Lolz

Friday, 5 October 2012

Reer Baadiye Iyo Shumis

Oday Reer Baadiye Ah Aa Waxuu Aroosay Gabar Yar Oo Ciyaalka Xaafada Ah Qofta Habeenki Marki Lo Xareeyey Loo Guri Geeyey Odaygi Nalka U Dansaday Markaas Ay Nalki Shidan Wuu Dhahay " Nalka Maxaa U Shiday?" Markaas Ay Dhahday "Macaane Waa Iska Baashaaleyna Waa Ku Dhunkahaa/Shuminaa Cml" Haye Uu Dhahay Saaxiibta Baashidii Aduunka Ay Ku Qabatay Intu Iska Fujiyey Uu Dhahay " Yaayah Malees Dhunkaayey Mase Waa Lees Dhunxaayey' Malees Shuminaayey Msie Waa Lees Liqaayey Lolz

Tuesday, 2 October 2012

Sodohdeey Aa Gubaneysay

Gabar Baa Waxay Timid Gurigeeda Oo Gubanaayo Markaas Ay Orod Ku Gashay Waxay Ka Soo Bixisay Wiil Yar Ay Ayada Dhashay Mar Labaad Ay Ku laabatay Waxay La Soo Baxday Dahabkeedi Mar Sadexaad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Hadana Mar Afaraad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Dadki Aa Waxay Dheheen Maxaa Labada Mar Ee Dambe Adigoo Waxba Wadin Usoo Baxday? Markaas Ay Dhahday " Sodohdeey Aa Gubaneysay"  Waxaa LA Yiri Maxaa U Sameyneysay Ma Dabkaad Ka Damineysay? Waxay Tiri, "" Maya Ee Marba Dhinacii U Fayow Aan U Gedinaayay" Lolz

Monday, 1 October 2012

Ay Maana Faay

1991 Di Marki Dagaalada Sokeeye Socdeen Aa Mooryaan Waxay U Usoo Galeen Cid Gurigeed Marki Ay Imaadeen Waxaa Joogay 2 Gabdhood Iyo Islaan Shaqaalo Oo Waayeel Ah Mooryaanti Waxay Bilaabeen Inay Naagaha Kufsadaan Ayagoo Howshoodi Wato Aa Gabdhaha Midood Dhahday "Aboowayaalow Ay Maana Faay Ha Laga Bootiyo Nooh Duq Waaye Cml, HALA DHAAFO", Mooryaanti Intaysan Hadlin Ay Maana Faay Ha Soo Boodee Ha Dhahdo Waryaada Gabdha Kufsiga Ciyaarta Ka Dhaafa

Saturday, 22 September 2012

Waa Xalaal

Gabar Aa Wiil Jeclaatay Wiilka Hooyadiis Waxay Dhahday Gabadhaan Ma Guursaneysid Gabar Kale Oo Ka Fiican Aa Guursanee ,Maadama Gabadha Aad U Qurux Badneed  Wiilki Hooyadiis Waxuu Ku Dhahay Waan Guursanaaya Ama I Habaar Ama I Ducey Gabadhii Wiil Ay Dhashay, Sodohdeed Aa Guriga Timid "Waxay Dhahday Alla Waxaa Dhashay Foolxumo Badanaa" Gabadhii Ha Soo Boodee Kulahaa " Hooyo Waa Xalaal Ileen Wiilkaada Dhalee Sow Uma Eko"  Islaanta Is Waaleys Wiilkeeda Fooxumo Intu Dhaafay Uu Waxuu Maraayey Nuuca Reer Waqooyiga Ay Dhihi Jireen Ishii Ku Aragtaa Ayaan Daran Kkakkakak 

Friday, 14 September 2012

Awooda Xaaska

Nin Boqor Ah Aa Waxuu U Qudbeynaayey Dad Weynahiisa Markaasu Waxuu Ku Yiri Ninki Xaaskiisa Xukunto Safkaan Ha Galo Ninki Asiga Xukumo Xaaskiisana Safkaas Ha Galo Raggi Oo Dhan Waxay Wada Galeen Safki Loogu Talo Galay Ninki Xaaskiisa Xukunto Hal Nin Aa Soo Haray Waxuu Istaagay Geeski Kale Waxuu Yiri Aniga Rag Rag Dhalay Baan Ahay Xaaskeyga Aniga Xukumo Kadib Boqorki Waxuu Abaal Marin U Siiyey Ragii Xaasaskooda Xukumeen Nin Walbo 1 Xabo Oo Ukun Ah Kii Kale Waxaa La Yiri Adiga Libaax Libaax Dhalay Aa Tahay Ee Fardahaan Mid Kala Bax Faras Buni/Brown Ah Kadib Xaaskiisa U Tagay Asigoo Balaayo Iska Dhigaayo Waxuu Yiri Ma Ogtahay Maanta Faras Aan Ku Soo Guuleestay Marki Aan U Sheegay In Aan Aniga Ku Xukumo Markaas Ay Ku Tiri ( Macane Kalarka Buniga Ah Waxaa Ka Qurxan Midka Madowga Ah Ee Bax Iska Soo Badal) Saaxiibka Boqorki Uu Ku Laabtay Waxuu Yiri Boqorow Xaaskeyga Waxay Tiri Madowga Aa Qurxan Ee Faraskaan Mid MAdow Iigu Badal Saaxiibka Waxaa La Dhahay Waa Ku Badaleynaa Laakin Ukuntaan Aa U Qalantaa Ee Qaado Waxaad Ilowday Awooda Xaaska Neefyahow Lolz 

Wednesday, 5 September 2012

Bahalkaan Aan Ku Cunaayo

3 Wiil Oo Ciyaal Siiyo Ah Aa Waxay Saarnaayeen Balakoonki Gabar Aad U Qurux Badan Aa Jidka Soo Martay Ayagoo Ka Sheekeynaayo Gabadhi Oo Nin KAsto Dhahaayo Xabad Hadii Aan La Hadlo Horay Ay Iga Jeclaanee Ay Soo Jeesatay Markaas Ay Midki Ugu Foosha Xumaa U Wacday Soo Day Aboowe
Labadi Kale Oo Xanaaqsan Aa Dheheen Adigoo Fool Xun Maxay Kugu Fashay May Anaga No Yeerato Asna U Qatar Qatar Iska Dhigaayo Oo Is Qalqaloocinaayo U Hoos Dagay Hadal Waxuu Ka Bilaabay Haye Abaayo Macaan Quruxleyda MAxaa Ka Caawiya Cml Ayadoon U Jawaabin Ay Wiil Yar Oo Gacanta Ay Ka Heysay Oo Ooynaayo Ku Dhahay Hadaa Aamusi Weyso Bahalkaan Aa Ku Cunaayo Lolz 

Wednesday, 22 August 2012

Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Aan Ka Rabnaa

Xariifko Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Bilaabay Gabadhi Sawir Qurxan U Saaranyahay Oo Dhan In Uu Ku Darsado Maalinti Dambe Niman Gadgaduudan Aa Ku Soo Darsadeen Waxuu Dhahay" Aqyaareey Waa I Wareeriseen Ee Maxaa Iga Rabtiin Oo Iigu Soo Darsateen" Maba Laga Waalin Waxaa La Dhahay Macalimuu Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Lee Ka Rabnaa Lolz 

Friday, 10 August 2012

Bartiiba Lagu Dilay

Dagaalki 1977ki Soomaaliyo Iyo Ethiopia Askari Ka Soo Laabtay Oo Xooga Maskaxda Wax Ka Noqday Aa Waxaa U Yimaadeen Saaxiibadiis Xaasaski Ay Ka Dhinteen Markay Ay Wareestay Naag Walbo Ninkeeda Ay Weydiisay War Hebal Aaway Waxuu Dhahaa Bartii Baa Lagu Dilay Mid Kale Tiri Hebalna Markaas Uu Ku Dhahaa Bartiiba Lagu Dilay Mid Kale Aa Wareysatay Oo Hebalna Bartiiba Lagu Dilay Siday Mid Walbo U Laheed Hebalna Uu Asigana U Lahaa Bartiiba Lagu Dilay Aa Islaan Ka Mid Aheyd Islaamihi Oo Fahantay In Ninkaan Wax Ka Qaldanyihiin Aa Tiri Heedhe Naga Wada Ninkaan Asna Ku Tiri Walaal Waad Mahasantahay Markaas Uu Yiri " Waad Mahadsantahay Naftirkeeda Bartibaa Lagu Dilay

Tuesday, 31 July 2012

Iga Tag Waa Iga Nixin Rabtee

Nin Baa Xaaskiisa Ku Yiri Naa Kaalay Waad I Dhibtay Waa Ku Furaayaa Soo Bax Reerkiina Ku Geeyee Qofti Way Soo Raacday Ayadoo Yaaban Markay Xaafada Usoo Dhawaadeen U Dhahay Macaaney Kuma Furi Rabo Ee Aabahaa Ayaa Dhintay Inaa Ku Sheego Aan Rabay, Qofta Kulahaa Iga Tag Waaba Iga Nixin Rabtee Alxamdulilaah, Naxdin Maa U Dhiman Wali Ma Nixin Miyaa lolz ,No Offensive Just Joke

Sunday, 29 July 2012

Isla Qabrigiisi Mu Ku Jiraa

Labo Saaxiibo  Ah O Mudo Iskugu Dambeysa Baa Waxay iskaga Horyimaadeen Magaalada Dhexdeeda Mid Ka Mid Ah oo Lagu Eedeynaayey in U Xariirka Saaxiibtinimo/Walaalnimo  Jaray  Aa Asigoo Rabo in uu iska Fogeeyo Eedaas Saaxiibkiis Wareestay Waxuu Ku yiri Saaxiib ii Waran Reerka Ka Waran Aabahaa Ka Waran, Kii Kale Inti Uusan Jawaabin uu Waxuu Soo Xasuustay Saaxiibki Aabihisi In U Waa Hore Dhintay uu Asiga Wax ka Duugay Markaas U Ku Celiyey, Waxaan Ula Jeeda Aabe Wali Ma Qabrigiisi Hore Buu Ku Jiray Mise Mid Cusub Buu U Guuray Lolz Maye Waa Soo Noolaaday Lolz

Saturday, 14 July 2012

Hadaa Isha Ku Haayo Ilaa Ay Ka Miriqdo

Wadaad Aa Waxuu U Wacdinaayey Dhalin Yaro Meel Fadhiyaan Waxuu Ku Yiri Gabdhaha Aad Jidka U Fadhisaan Joojiya Gabadha Hadii Ishaada Mar Ku Dhacdo Oo Aad Aragto Dambi Maahan Laakin Hadii Aad Mar Labaad U Celiso Dambi Waaye Iska Dhaafa Mid Meesha Fadhiyey Aa Dhahay  :Sheekhow Hadii Aan Isha Ku Haayo Ilaa Ay Ka Miriqdo Ilaa Ay ka Dhamaato Dambi Miyaa Lolz" hal Mar Aan Saaranaa Uu Taaganyahay Lolz

Sunday, 8 July 2012

Bisinka Ha Daalin

Xariif Boobareeto Ah Reero Aaqiru Mushaar Ah Aa Maqaayad Soo Galay Saaxiibka Bar/Half Bariis Ah U Dalbaday Markaas Uu Garaafo Biyo Ah Cabay Marki Bariiska Loo Soo Dhigay Uu Dhahay Bismilaah Bismilaah Bismilaah Mid Ag Fadhiyey Oo Reer Burco Ah Aa Dhahay "Waaryee Bisinka Ha Daalin Ee Wax Ku Deeqo Dalbo Nabigaada Seege" Lolz

Monday, 2 July 2012

Sidi Lagu Aqimi Lahaay Aa Leeska Rabaa

Mid Mooryaan Ah Aa Masaajid Xoog Ku Heestay Saaxiibka Waxuu Iska Jeclaa In Uu Adimo Salaad Walbo Maalinti Dambe Jaadka Aa Soo Daahay Xooga Marki La Sugay Aa Oday Dhahay Inkaar Qabihii Maanta Ma Imaanaayo Ee Hebalow Noo Adim Saaxiibka Asooo Jaadki Soo Qaatay Oo Meel Masaajidka u Dhaw Maraayo Uu Adinki Maqlay Wuu Soo Orday Marku Masaajidka Yimid Uu Dadka Weydiiyey Qofki Adimay Waa Lo Wada Aamusay Intuu Bastuulad Soo Baxsaday Uu Dhahay "Sidii Lagu Aqimi Lahaay Aa Leeska Rabaa" Loolz

Monday, 25 June 2012

Ma Xaluu Qayilay

Labo Dameer Aa Waxay Isku Boodeysay Ama Isku Saarneed Suuqa Jaadka Dhexdiisa Dadka Dhan Waa Fiirsanaayeen Dameerka Ninka Ah Aa Waxaa Ka Muuqatay Daal Badan Micnaha Tabar La'aan Naag Jaadley Ah o Meesha Fadhiday Aa Bud Intey Qaadatay Ka Dajisay Ayadoo Xanaaqsan Markaas Aala Dhahay Abaayo Maxaa Ka Rabtaa Xoolaha Hakaa Baashaalaane? Kulahaa " Aabihiis Wase Tabar Yaraa Ma Xaluu Qayilay" Lolz

Saturday, 9 June 2012

Yaa Ka Liito

Xariif  Tacbaan Ah Caato Saaid Ah Aa Maqaayad Galay Waxuu Dalbaday Waslad Hilib Ah Kabalyeerigi Oo Caajislow Ah Waxuu Niyada Iska Dhahay Kan Maba Cuni Karo Hilibkaan Ee Muu Bar Jaay Ah Haaf Bariis Ah Iska Dalbado  Kadib Waa Loo  Keenay, Tacbaanki Hilibki u Saluugay Kabalyeerigi U Wacay Waxu Dhahay " Hilibka Ma Fiicno Ee Iga Soo Badal" Kabalyeeriga Kulahaa Oo Haduusan Fiicneyn Yaa Ka Liito Oo Cunaayo Lolz

Friday, 8 June 2012

Meeqo Liitar Waaye

Wiil Ciyaal Siiyo Ah Aa Waxuu Soo Marsaday Perfume Aad U Carfaayo Markaas Aa Oday Xaafada Daganaa Oo Baqiil Ah Weydiieyy "Maandhoow Catarkaan Inteed Ka Keentay"? Wiilki Waxuu Dhahay Adeer Carwo Adaa Yaabeesid Aan ka Soo Gatay, Odaygi Aa Dhahay " Meeqaa Ka Soo Bixisay"? Wiilka Waxuu Yiri Adeer $50 50doolar Aan Ka Soo Bixiyey, Odaygi $50 aala Badatay catarkiina Waa rabyaa Waxuu Yiri "Maandhoow $50 Meeqo liitar Waaye"? lol Mayee Meeqo Fuusto Waaye 

Monday, 4 June 2012

Surwaalba Ma Watee Maxaa Suunka Xirtaa

Xariif Marqaansan Oo Baabuur Wado Aa Trafic Police Istaajiyeen Markaas Waxaa La Weydiiyey Leesin iyo Waraaqahii Gaariga Wuu Soo Bixiyey Waxiisa Dhan Waa Saxanyihiin Hadana Waxaa La Dhahay " Maxaa Suunka/SeatBelt  U Xiran Weysay"? Intu Is Fiiriyey Saaxiibka Waaba Qaawan Yahay Kulahaa Maxaa Suun Xirtaa Surwaalba Ma Wateee , Kkkk Marqaan.com

Saturday, 2 June 2012

Abtigaa Aa Lagu Geyhaa

Wiil Yar Aa Asigoo 14 Jir Ah Naago Iyo Baashaal Bilaabay Ewalba Reer Taak Barako Uu Iska Ahaa Dhiig :La'aan Iyo Nafaqo La'aan Aa Ku Dhacday Dhaqtar Aa Loo Geeyey Waxaa La Dhahay Ninkaan Meel Aysan Naag ka Dhaweyn Lix Bilood Ha Lagu Haayo, Waala Waday Abtigiis Oo Baadiye Dagan Aa Lo Geeyey Marku Labo Bilood Nastay Waxuu Arkay ORGI Yar oo Marba Waxar Ku Boodaayo Markaas Intuu Fiiriyey U Dhahay " Hoy Orgi Ma Joogtidoo Hadii Kale Abtigaa Aa Magaalada Lagugu Geyhaa" KkKkKkK

Friday, 1 June 2012

Hooyo Aa Naas iisoo Dirtay Lolz

Makiinada Cajiinka Badanaa Dhalinyarada Waxay Usoo Aadaan Shukaansi Wiil Yar Oo 14 Jir Ah Aa Hooyadiis Waxay Usoo Dirsatay Cajiin Marku Makiinada Cajiinka Imaaday Waxaaba Albaabka Taagan Qof Jiroos Ah Alteeso Oo Jeebeb Dhaadheer Leh Yariiski Meel Kale Maba Aadin Intu Is Iloobay Uu Jeebabka Kaamirada Ku Aadistay  Siduu Xabadkeeda U Fiirinaayey Gabdhahi Aa Shixootay Ayadoo Rabto In Ay Indhihiisa Iska leexiso Ay Ku Turi " Waryaa Maxaa Dooneysay"? Yariiski Intu Naxay Kulahaa " Hooyaa Naas  Iisoo Dirtay" Kkkk

Wednesday, 30 May 2012

Qaad Aa Jajabiyey

UN Ka aa Waxaa Iska Qoraayey Nin Soomaaliya Ah Marki Kiiska Laga Qabtay Waxaa La Dhahay Soomaaliya "Maxaa Uga Soo Carartay" Waxuu Dhahay Soomaaliya Dhibtaatooyin Badan Aa Leygu Geestay Oo Waaba Ley Dili Lahaa Hadaan Soomaaliya Joogi Lahaa Saacadaan" Waxaa La Yiri Wax cadeyn Ah Ma Heysaa O Dhibaatadada Ka Turjumaayo Saaxiibka Haa u Dhahay Afka Intu Kala Qaaday Kulahaa Ma U Jeediin Ilkaha Macal Gowsaha Inay Jajaban Yihiin Soomaaliya Ay Iiga Soo Daateen ' Xariifka, Xariifki Turjumaanka Ahaa Kulahaa " Waryaa Waxaa Cadeen Maahee Cadeen Kale La Imaaw Ilkahaan Qaad Aa Jajabiyey" 

Monday, 28 May 2012

Naga Bareejeey

Ciyaalka Xaafada Aa Waxaa Wareeriyey Mid Sheeko kasto oo Laga Sheekeeyo Keenaayo Asigoo Dhahaayo Hooyadey Ama Adeerkey Ama Saaxiibkey Ay Ku Dhacday Waa Loo Fikiray Maalinti Dambe Geedka Ciyaalka Xaafada Marki La Soo Fariistay Aa Mid Sheeko Waxuu Ka Bilaabay Aniga Hada Kahor Liibiya aa Leygu Xiray Xabsi Aan Galay Waa ley Kufsaday Nabaro Aan La Sheegin Aa Leyga Daweeyey Hada Waa Fiicanahay Alxamdulilaah, Kii Waa Aamusay Asigoo Looga Bartay In Uu Sheekadaas Camal Keeno, Xoogaa Marku Aamusnaa Aa Mid Kale Oo Ag Fadhiyey Dhahay' Saaxiib Naga Bareejey Nooh" kkkkkkkkkkk

Sunday, 27 May 2012

Saqiir Jaamac La Dhaho

Macow Oo Reer Xamar Weyne Ah Aa Gaalkacyo Ka Furtay Harqaan Markaas U Mudo Joogay Meesha Naag U Guursaday Wiil Ay U Dhashay Mudo Marka Meesha Joogay Xamar uu Soo Aaday Marku Xamar weyne Imaaday u Hooyadiis Iyo aabihiis U Keenay Wiilki u Dhalay Oo Asiga U Eg Wiilka Yaraa Awoowihiis Oo Ku Faraxsan Aa Wiilkiisa Weydiiyey " Igaarkey MACOW Kan Ad Maa Dhashi" Macow  "Haa Aabe" Awoowihii Waxuu Dhahay " Meeqo Sano Aas Jiraa Waa Noo Egyahay Walaahi kan Xalaal Waaye" Macow Waxuu Dhahay " Aabe Lamo Sano Iyo Nus Aas Jiraaa" Awoowahii Aa Dhahay " Igaarkaan Aan Awoowaha U Ahay Magaciis" Macow Waxuu Yiri "Aabe Waxaa la Yiraahdaa JAAMAC' Awoowihii Intu Dhulka Boobsiis U Dhigay U Dhahay " Saqiir Jaamac La Dhahaayo Ebedkey Ma Arkin " Lol Magaca Ma Laga Badalaahe lolz

Saturday, 26 May 2012

Budka Waa Ku Cadeysanaa

Nin Fulay ah Aa Asigoo Xaaskiisa La Hurdo Waxaa Guriga Usoo Galay Tuug Markaas Uu Xaaskiisa Ku Dhahay " Macaaney Wadnaha Leyga Haayaa Ee Tuuga Naga Bixi" Ayadana Waxay Ku Tiri "Adiga Nin Ah Ee Istaag Tuuga Naga Saar" Saaxiibka Rag Uu Iska Dhigay BUD Uu Horay U Qaatay Saaxiibka Marku Barsada Maraayo Tuugi Waa Dhuuntay Meel U Isku Qariyey Markaas U Hal Mar Soo Baxay Marku Tuugi Arkay Uu Naxay Markaas Aa Tuuga Ku Yiri "Waryaa Inee U Socotaa' Fulaygi Waxuu Ku Jawaabay "Musqusha/Suuliga Aan U Socdaa" Tuugi aa Ku Yiri " Budkaan Maxaa Ku Sameynee?" Saaxiibka Kulahaa Waa Ku Cadaysanaa kkkkkkkkkk

Thursday, 24 May 2012

Shimees Leexdi Kaas, Ciyaal Maamo kirishbooy Ah

Mid Ciyaal Maamo Ah Aa Waxuu Diiday Iskool Iyo Dugsi Labadaba Guriga Aa Laga Buriyey Adeerkiis Oo Baabuureey Ah Uu Ku Dhahay Adeer Shaqo Isii Isla Markiiba Waxaa Laga Dhigay Kirishbooy/DaboKafuul Saaxiibka Safar Aala Aaday Gaari Isjiin Macal Rimoorkiis Ah Uu Saarnaa Baabuurki Oo Ewalba Tacbaan Ahaay Aa Waxuu koraayey Dalcad Remoorki Aa Ka Haray Saaxiibka Waa U Jeedyey In U Remoorki Haray Laakin Howshiisa Uu Ka Watay Meel Tuulo Ah Aala Tagay Darawalki Aa Dhahay "Waryaa Aaway Remoorki" Saaxiibka Kulahaa "Lee Kaas Shimee Leexdi Lamo Saac Ka Hor Aas leexdi Iniis Meel Kale U Socdaa Mudaayi" Waxuuba u Maleeyey Inuu Darawalka leexiyey Kulahaa Maxaa Iga Weydihee Kaas Adi Lee Ma Wadinoo,

Wednesday, 23 May 2012

Bambo Kalaa I Taalo

Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Asigo Istiin ah Xashiish Soo Cabay  Asigo Bambo Garaacaayo Aa Waxaa U Yimid Oday Dariskooda Ahaa Waxuu Ku Yiri "Adeer Bambadaan Yeysan Qarxin Ee Garaacida Ka Daa" Saaxiibak Maba Iska Waalin Kulahaa "Adeer Haday Rabto Ha Qaraxdo Bambo Kalaa Ii Taalo" 

Tuesday, 22 May 2012

Facebook Relation Status, Nacamleeye Raadso

Gabar Aa Wiil Ku Tiri Aboowe Ii Waran, Waxuu Ugu Jawaabay " Waa Fiicanahay Ee Caawo Maxaa Darnaa? Salaan Aad I Salaanto Iska Daaye Hadaan Ku Salaamo Xitaa Igama Qaadi Jirine"
Gabadhi Oo Qosleyso Danteedana In Lo Dhameeyo Rabto Aa Ku Tiri " Aboowe Ka Raali Ahaaw Anoo Mashquulsan lee Ila Hadli Jirtay Ee Xumaan Ma Iga Eheen Cade Wiil Salaan Lagu Dhageesto Waa Ka Weyntahay Quruxlowga Facebook Aa Tahay, Ee Hal Wax Maka Codsan karaa?" Wiilki Waxuu yiri Lolz Abaayo Qurux iyo cadaan Gabdhahaa Leesu Raacin Jiree See Rabtaa Lolz Haye Soo Daa Codsigaada Waan Ku Sameynaa". Gabadhii Aa Tiri "Aboowe Qof Aan Rabaa In Aan Xumeeyo Ee Relationship Ka Aan Married  Soo Dalbanaa Iga Aqbal/Accept Wallkana Hees Macaan Iisoo Dhig Intaas Kaliya Ii Samey"  Wiilki Oo Yaaban Aa Yiri " Abaayo Hadii Aad Adiga Dadkaada/Jaceylkaada Xumeyneysid Keygana Maku Dari Rabtaa,
 NACAMLEEYE RAADSO 

Monday, 21 May 2012

Naa Leerta U Dhig

Gaari Safar Ah Aa Waxuu Ku Halaabay Meel Duur Ah Cidlo Ah Xooga Marki La Joogay Aa Gabar Darawalka Waxay Tiri Aboowe Biyo Aan Ku Weeseesto Isii Darawalkaan Oo Marqaan Dartiis Indhaha Isku Heesto Marku Qayilo Waxba Kalamaba Ogo Gacanta Uu Iska Taagtay Caag 5Liitar ah o Nafto/Shidaal Ka Buuxo Uu Gacanta U Geliyey Qoftaan Juq Meeshaan ah Ay Gashay Waa Iska Xaajootay Shidaalka Ay Biyo Cml Ugu Astajootay/Hoosta Ku Dhaqatay Xooga Kadib Qoftaan Oo Qeylineyso Aa So Baxday Darawalki Oo Ka Qasneyn Ay Dharbaaxo La Kortay Waaryaa Gaas Aa i Siisay Waryaa biyo Basbaas leh Aa I Siisay Into Hal Il Isku Qabtay Kulahaa " Naa Leerta/Leyrta U Dhig Hana Wareerin Asaa Iska Qaboobaaye" Lolz

Balaayo Ha U Duceyso

Masaajid Ku Yaalo Yurub Aa Marki Salaada Maqrib Laga Baxay Wadaadka Waxuu Dhahay Cabasho Badan Aa Iga Soo Gaartay Raga Nin walbo Xaaskiisa U Ka Cabanaaye Ninki Xaaskiisa Dhibtay Ha Istaago Talo Fiican Aan Siinaaye Si reerkoodu U Badbaado Waala Wada Istaagay Hal Nin Maahane Wadaadki Aa Yiri Maasha Allaah Walaalkeen Ninkaas Meesha Fadhiyo Horta Xaaskiisa Halo Duceeyo Waa Naag Fiicane Ki Dhulka Fadhiyey Intuu Kor U Qeyliyey U Dhahay " Balaayo Ha U Duceyso Ee Ducada Haku Qasaarinina Xalay Ay Lugahii Aan Isku Istaagi Lahaa Iga Jajabisay" Ma Nooli Labada Lugood Waa Bash Lolz

Sunday, 20 May 2012

Waa Qurxanaan Jiray Dheh

Koo Ciyaalka Xaafada Ah Aa Macalimadiis Englishka Waxay u Sharaxeysay PAST iyo PRESENT Macalimadii Aa Waxay Dhahday Past Waa Waqtiga La Soo Dhaafay Present Waa Waqtiga Hada La Joogo For Example: I AM BEAUTIFUL GIRL Past Miyaa Mise Present Kii Ciyaalka Xaafada Ahaa Waxuu Dhahay Waa PAST Macalimadii Aa Ku Xnaaqday War English MA TAqaanid Ee Naga Fariiso Ay Dhahday Kulahaa MacaliN Seen English U Aqoonin Adiga I WAS  BEAUTIFUL GIRL Dheh Lolz Hada Waa Ka Dhamaatay u Taaganyahay 



Saturday, 19 May 2012

Car Yaa Wareesto Aan Bud La Dhicin

Xariif Reer Mudug Ah Waxuu Soo Aaday Tuulo U Dhaweed Baadiyaha U Daganaa Habeenki Marki La Gaaray Uu Cid Ku Soo Leexday Si Uu Ugu Hoydo Habeenkaas  Guriga Waxaa Joogay Gabar Yar Kaligeed  oo 19/20 Meelahaas Ah Markaasna Todobo/Honeymoon Ka Baxday Sidii Caadada Ama Dhaqan Soomaaliga Eheed Waala So Dhawaayey Waana La Sooray Laakin Gabadha Naf Iyo Sheydaan Aa Ku xariirtee Waxay Is Tiri Maraxaan Amaa Caawo Ka Noolaataa Laakin Maraxa Maraxweyn Uu Ahaa Hurdo Uu Iska Camirtay Gabadhii Sidii Ay U Fikireysay Roob Yar Aa Imaaday Way Soo kicisay Aqalki Oo Hal Sariirtaalay Ay Soo Gelisay Sariirti Aa Lagu Wada Seexday Gadaashiisa Ay Martay Horaadada/Jeebabka Inta Kore Ay Qaawsatay Dhabarka Ay ka Saartay Saaxiibka Waa Qalqalay Hurdo Aa Qabatay Bowdada/Cajiska Aala Soo Saaray Horay Ayba Korantada Uga Tagtay Wuuba Iska Seexday Subaxdi Waago Oon Baryin Aala Kiciyey Oday Hadaaf/Bax  Afbilaaw/Quraac Xitaa Ma Jirto Ee Duuduub Nagu Dhaaf Aala Dhahay Saaxiibka Asigo Oo Ka Qasneyn U Yimid Tuuladii Uu Usoo Socday  Reer Baadiye Waa Iska Taqaanaa Waala Wareestay Abaar iyo Aaran Uu Ka Sheekeeyey Markaas U Yiri Markaan Xalay So Baxay Qof Kaligeed Ah Aan Ku Soo Hoyday Faaraxii Wareysanaayey Koobis u Bilaabay HAYE
 Faarax: Haye
Odaydhoore: Waa Ley Soo Dhaweeyey Oo Sifiicanaa Ley Sooray
Faarax: Haye
OdayDhoore: Roob Baa Yimid Oo Aqalka Ley Soo Geliyey Waliba Hal Sariir Taalo o Wada Seexabay
Faarax: Haye
OdayDhoore: Jeebabka Ay Qaawsatay Dhabarkana Iga Saartay
Faarax: Haye 
Odaydhoore: Waliba Lugta Leygu Daray
Faarax: Haye Haye Haye Haye Kadib Na Ina Adeer 
Odaydhoore: Waanba Naxay Oo Waa Iska Seexday Saakayna Quraac Leyma Soo Siin


Faaraxii Wareysanaayey BUD u Watay Intuu Qaatay Uu Madax Uga Dhuftay Waa Lagu Soo Baxay Waa Laga Qabtay Waxaa la Yiri " Waryaa Ninka Maxaa Ku Dishay" Faarax Oo Caro/Xanaaq Badan ka Muuqdo Aa Yiri " Ilmo Adeerayaalow Car Yaa Wareesto Oon Budeyn"

Mahadsanid Naftirkeeda Bartii Baa Lagu Dilay

Dagaalki 1977ki Soomaaliyo Iyo Ethiopia Askari Ka Soo Laabtay Oo Xooga Maskaxda Wax Ka Noqday Aa Waxaa U Yimaadeen Saaxiibadiis Xaasaski Ay Ka Dhinteen Markay Ay Wareestay Naag Walbo Ninkeeda Ay Weydiisay War Hebal Aaway Waxuu Yiri Bartii Baa LAgu Dilay Mid Kale Tiri Hebalna Markaas Uu Ku Yiri Bartiiba Lagu Dilay Mid Kale Aa Wareysatay Oo Hebalna Bartiiba Lagu Dilay Siday Mid Walbo U Laheed Hebalna Uu Asigana U Lahaa Bartiiba Lagu Dilay Aa Islaan Ka Mid Aheyn Islaamihi Oo Fahantay In Ninkaan Wax Ka Qaldanyihiin Aa Tiri Heedhe Naga Wadanaa Ninkaan Asna Ku Tiri Walaal Waad Mahasantahay Markaas Uu Yiri " Waad Mahadsantahay Naftirkeeda Bartibaa Lagu Dilay

Friday, 18 May 2012

Dhimasho Hor Marisay Ah

Dowlada Ku Meel Gaarka Aa Waxay Bandaw Ku Soo Rogtay Magaalada Muqdisho Qofki La Arko Asigoo Socdo 10ka Habeen Nimo In La Toogto Ayaa Amar lagu Siiyey Askartii Xooga Ka Dib Waqti Ay saacadu Tahay 9:30 Aa Waxaa Soo Maray Oday Waayeel Ah Mid Ka Mid Ah Askarta Aa Xabad Ku Dhuftay Waana Dhintay Askarigii Aa Waxaa La Weydiiyey Maxaa Ninkaan Ku Dishay? Waxuu Ku Jawaabay " Odaygaan Anaa Aqaano Gurigiisa 11ka Ka Hor Ma Tagaayo Marka Waa Usii Hor Mariyey Dhimashada" Advance Dead Lolz

Thursday, 17 May 2012

Mooryaan Iyo Ciyaalka Xaafada

Xariif Mooryaan Ah Oo Hurdo Ka Soo Kacay Aa Waxuu Ku Soo Leexday Ciyaalka Xaafada Oo Darjiin Ku Qayilaayo Waxuu Dhahay "Jaadka Wax Iga Siiyaa" Xooga Fiican Aa Loo Aruuriyey Saaxiibka Jaadka Aa U Macaaday Waxuu Is Dhahay Hadaa U Sheekeysid Ciyaalka Jaad Kale Aa Ka Helee Sheeko Waxuu Ka Bilaabay Saakay Markaan So Kacay Islaan Waayeel Ah Aa Xabad Iiga Fakatay Madax Ay Uga Dhacday Kadib Saaxiibadey Aa Ii Yimaadeen Gaariga Marka Raacnay Wiil Yar O Dugsi U Socdo Aan Dardarnay Markaas Aa Darawalak Ku Qeylinay Mid Kale Aa Xanaaqay Saban Aa Ka Fakaday Suuq Laga Adeeganaayo U Ku Dhacay 20 Qof Aa Ku Dhimatay Waardiyihii Suuqa Aa Na Soo Bursadeen Waa Xabadeyna, ( Faarax  Meesha Fadhiyey O Ciyaalka Xaafada Ahaa Oo Niyada Ka Isleh War Yaa Idinka Damiyo Filinkaan Cabsi Cabsida Ah ) Mooryiinki Oo Sheekadiisa Sii Wato Waxuu Yiri " Sidaan Xabad I Dil Ugu Dhex Jirnay Gaarigi Aa Naga Halaabay Garaash Aan Geynay ( Faarax Aa Soo Booday Kulahaa Fadlan Ha Nagu Soo Bixin Saaxiibow) 

Wednesday, 16 May 2012

10Sano Nin Ma Arkin

Oday Baseey Oo Odayaasha Xaafada Ah Aa Wiil Farmashiye Lahaa Ku Yiri Adeer Alaab Aan Doonanaa Farmashiyaha Ii Sii Gad Koley Dadka Waa Dhafarsanyihiin Kaniini Madax Ley Ku Weydiinaayaane Oday Baseey Marku Xoogaa Farmashiyaha Dhex Fadhiyey Oo Kaniini Madax Xanueen Loo Weydiinaayey Iyo Daawada Malaariyada Aa Waxaa U Timid Gabar Markaas Ay Dhahday "Adeer 10Sano Nin Ma Arkin Ee Daawo Isii" Odayga Maba Iska Waalin Ee Goojo/EyeDrop Meesha Taalay U Dhab Ku Siiyey Gabadhi Aa Waxay Dhahday "Adeer Seen Yeelaa Goojadaan"? Waxuu Yiri "Nin La'aanta Ay U Roontahay" Hadaan Indho La'aan U Arki Weysanay Indhaha Ku Shub Hadii Aad Xubi Iska Daweyneysana Asiga Ku Dhibci

Tuesday, 15 May 2012

Bakhiil iyo Xaaskiisa

Nin Baqiil Ah Aa BusStop Taagnaa Asigoo Ku Sugaayo BUS ki Xaafadiisa U Soo Qaadi Lahaa Xooga Marku Taagnaa Aa BUS Ki Oo Tartiib U Socdo Soo Maray Horay Uu Isii Dhaafay Baski Oo Aan Istaagin Ninki Wuu Ka Dabo Cararay xoogaa Waxuu Dabo Ordo Buski Siduu Isulahaa Waad Gaareysaa Uu Xaafadiisa Ku Imaaday Guriga Uu Soo Galay Asigoo Oo Faraxsan Xaaskiisaa Weydiisay Waxuu Ku Faraxsan Yahay Waxuu Ugu Jawaabay "Lacagti Buska Ayaa I Baaqatay oo BUSKA ilaa Iyo Xaafada Uu Ka Imaado Waan Soo Dabo Ordaayey" Xaaskiisa Aa Si Xanaaq Ah Ku Tiri Oo Maxaa " Taksi/Taxi Usoo Daba Ordiweysay Lacag Badan Baa Inoo Baaqan laheede" Lolz

Reer Waqooyi Vs Reer Marko

Mid Reer Waqooyi Ah Aa Waxuu Soo Aaday Saaxiibkiis Oo Xamar Ka Shaqeyn Jiray Marku Xamar Yimid Aa Waxaa Lagu Yiri Ninkaa Raadineysid MarkoCadeey Meel la Dhaho U Jiraa Odayga Halkaas Iyo Marka U Dhaqaaqay Waxaase Dardaaran Lagu Soo Siiyey Meesha Inay Qatar Tahay Oo Ragga La Fara Xumeeyo Saaxiibkiis Marku U Imaaday Ay is Wareesteen Waxaa La Yiri Saaxiib Shaqo Fiican Aan Ku Raadinaa Inta Ka Horeyso Beerahaas U Fooftag Ama Ka So Xamaalo Yaanbadaada Horay u Qaado Subaxdi Ugu Horeysay U Shaqo Tago Asigoon Meel Uu Ka Bilaabo Aqoon Ayuu Magaalada Banaankeeda Istaagay Waxuu Isku Dayey Inuu Dadka Wareesto Waaba Laga Kala Cararay Marku Dhaho Waaaaaaryeeeee Dee Waa Halkee Siduu Marba Qof U Lahaa Waaryeeee Oo looga Kala Cararaayey Marki Dambe Mid Yar U Xoog Ku Istaajiyey Si u Wareesto Yariiski Waxba Kama Dhageysan Wuuba Ooyey Saaxiibadiis Aa Meesha Soo Mareen Yariiski oo Oynaayo Iyo Ninki Oo Kor U Qeylinaayo Waaryee Waarye Leh Saaxiibadiisa Aa Dheheen Maxaa Kugu Dhacay?  Waxuu Dhahay Kanaa I Dhawi Ayagana Waxay Dheheen Iska Dhaw Ununkana Waa Kula Dhaweynaa Reer Waqooyiga Dhaw Marki U Maqlay Dhulka U Fariistay Midki Soo Gaaraba Siduu Dhinac Uga Haraantinaayey Waxuu Yiri Meeshaa Doontaan Jabinya Walaahi Aadna I Dhawin Xooga Kadib Police Stationka Aa la Keenay Taliye Reer Mudug Ah O Meesha Joogay Aa Ka Naxay Ninkaan Wada Dhiigaayo Waxuu Yiri Walaale Maxaa Raga Iska Dhicin Weyday Intaay Sidaan Ku Garaacaayeen Reer Waqooyigi Waxuu Yiri  " Maxaanu Iska Celinaa Inti Xoog Aanu Heynay Dabada Baanu Iskuugu Geynay" Lolz 

Nasiib U Leeyahay Hadayna Wadnaha Uga Dhici

Nin Cabsan Aa Waxuu Arkay Meel Lagu Buuqsan Yahay Waxuu Dhahay Meesha Maxaa Ka Jiro Waxaa loogu Jawaabay Nin Aa Xabad Madaxa Uga Dhacday Waana Dhintay Intu Indhaha Isku Qabsaday Uu Wuxuu Dhahay " Nasiib U Leeyahay Hadayna Wadnaha Uga Dhicin" Lolz Nasiibkaa Ba'

Tuurta Bacaadka U geli

Nin Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Aroosay Naag Tuur leh Kadib Wuu Fahmi Waayey Meel U Ka Maro Asaxaabtiisa Uu La Tashtay Waxuu Dhahay Qofta Markaan Baashaaleyno Way Kala Koreysaa Ee Talo Isiiya Mid kale Aa Dhahay Sxb Naagta Waxaa Dajisaa Guriga Ciid Ah Kadib Tuurta Bacaadka U Geli Ayada Isla Ekaaneysee Lolz

Sedexdeyda Markab Inta May Ku Jiraan


Mid Reero Tumasho Ah Aa 3 Markab Lahaa Saaxiibka Naag Cadaan Ah U Ka Helay Markaas U Dhahay Qofyahay Waaa Qurux Badan Tahay Waxay Ugu Jawaabtay Waa Ogahay Ee Beeso Ma Heysataa Saaxiibka Haa U Dhahay Hal Markab Uu Soo Qarxiyey/Gaday Waa Lagu Wada Baashaalay Waa Dhamaatay Hada 2aad Uu So Qarxiyey Waa Dhamaaday kii 3aad  Oo Ugu Dambeeyey Usoo Qarxiyey Lacagta Waa Dhamaatay Shiid aa Albaabka So Garaacay Saaxiibka Lacag ma Heysid Miyaa Aala Dhahay iska bax hee Wuu Iska Baxay Shiid/Busaarad Tii Ugu Darneed Aa Qabsatay Sxbkaa Qofti Uusoo Wacay  Waxuu Dhahay Hal Habeen Aan Kula Seexdo Aan Ku Iloobo Jaceylka Aan Ku Qabo Saaxiibka Waa La Soo Dhaweeyey Hotelka Ugu Qaalisan aala Seexiyey   Habeenki Marki La Gaaray Aa Dharka Leeska Soo Dhigay Korkiisa Inta la Soo istaagay Aala Dhahay Waa Tanaa Sisinti Aa Ku xoolo Beeshay Hadaa Hal Habeen Wax Uga Qaadeyso  Intu Wajiga U Dhaweeyey  Uu Farta Ku Fiiqay U Dhahay “ Sedaxdeydi Markab Inta May Ku Parking Gareysan Yihiin Lolz

Sunday, 13 May 2012

Yurub Iyo Roob Bad Weather

Oday Dadki Hore Ah Aa Waxuu Rabay Gabar Yar Oo Yurub Ku Dhalatay In U Shukaansado Kadib Waxuu Isku Dayey In Uu Soo Jiito Gabadhii Yareed Amaan Uu Bilaabay " Quruxdaada Waxay Iila Mid Tahay Roob Afarta Dhinac Ka Yimid Dhulkoo Qoyan Oo Reysleh Markuu Halkaas Maraayo Gabadhi Waxay Tiri 'Adeeroow Imaad You Are Bad Weather" Cimilo Xun Aa Tahay Ay Taagan Tahay Yurub Ma Roob Iyo Waxaas La Soo Hadal Qaadaa you Are Dry Like Summer Time Mu Dhaho Lolz  

Taataabasho Maxaa Ku Xigo Hee

Mid Ciyaalka Xaafada Ah aa Qof Shukaansanaayey Asigo Meel U Ka Bilaabo Weysan Sheekada Aa Gabadhi Maqashay Aweys Khamis Oo Heesaayo Taagtaagsashaa Lagu Tanaadaaye Waxay Dhahay " Maxuu Dhahay" Kulahaa Waxuu Dhahooyaa Taataabashaa Lagu Tanaadaaye lolz Taataabashow Maxaa Ku Xigo hee lolz

Aan Isla Dhimano Dumar iyo Maseer

Gabdho Oo Qararaf Ah Gidisley Ah Ama Ganacsato ah Aa Ayagoo Safar Ah Diyaaradii Ay Saarnaayeen Qalqashay Waxaa La Dhahay Waala Dhimanaa Ee Qof Kasto Ilaahey Ha Baryo Xoogaa Kadib Diyaaradi Waa Iska Fiicnaatay Markay Xaalada Caadi Ku Soo Noqotay Aa Lees Wareestay War Heblaayo Maxaa Ka Fikireysay Adiga Ama Ka Shalayneysay Hadaa Dhiman Laheed Mid Aa Soo Booday Kulahaa War Aniga Waxaan Ka Shalaynaayey Ninkeyga Oo I Leh Waa Ku Raacaa Aan Ka Soo Tagay In Aan So Wado Ay Eheed Hadaan Dhiman lahaa Lacagti Aan Isla Shaqeesanay uu Naag Kale Ku Aroosi Lahaay Lolz Aan Isla Dhimano lolz