Masaajid Ku Yaalo Yurub Aa Marki Salaada Maqrib Laga Baxay Wadaadka Waxuu Dhahay Cabasho Badan Aa Iga Soo Gaartay Raga Nin walbo Xaaskiisa U Ka Cabanaaye Ninki Xaaskiisa Dhibtay Ha Istaago Talo Fiican Aan Siinaaye Si reerkoodu U Badbaado Waala Wada Istaagay Hal Nin Maahane Wadaadki Aa Yiri Maasha Allaah Walaalkeen Ninkaas Meesha Fadhiyo Horta Xaaskiisa Halo Duceeyo Waa Naag Fiicane Ki Dhulka Fadhiyey Intuu Kor U Qeyliyey U Dhahay " Balaayo Ha U Duceyso Ee Ducada Haku Qasaarinina Xalay Ay Lugahii Aan Isku Istaagi Lahaa Iga Jajabisay" Ma Nooli Labada Lugood Waa Bash Lolz
Bisle Awoowe Sheekadan caadi ma aha kkkkk, Waa saaxiibka Yusuf oo ku leh maalin wanaagsan
ReplyDeleteyusuf lolz salaama sxbkeey
ReplyDelete