Tuesday, 15 May 2012

Tuurta Bacaadka U geli

Nin Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Aroosay Naag Tuur leh Kadib Wuu Fahmi Waayey Meel U Ka Maro Asaxaabtiisa Uu La Tashtay Waxuu Dhahay Qofta Markaan Baashaaleyno Way Kala Koreysaa Ee Talo Isiiya Mid kale Aa Dhahay Sxb Naagta Waxaa Dajisaa Guriga Ciid Ah Kadib Tuurta Bacaadka U Geli Ayada Isla Ekaaneysee Lolz

3 comments:

  1. Ninka ma athiga sxb?? hahaha

    ReplyDelete
  2. ayaan lolz kee hee labo waaye midka talada la weydiiyey msie midka talada weydiistay lolz

    ReplyDelete
  3. Thank You and I have a neat offer: Whole House Renovation Cost Calculator Canada house renovation budget

    ReplyDelete