Gabar Baa Waxay Timid Gurigeeda Oo Gubanaayo Markaas Ay Orod Ku Gashay Waxay Ka Soo Bixisay Wiil Yar Ay Ayada Dhashay Mar Labaad Ay Ku laabatay Waxay La Soo Baxday Dahabkeedi Mar Sadexaad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Hadana Mar Afaraad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Dadki Aa Waxay Dheheen Maxaa Labada Mar Ee Dambe Adigoo Waxba Wadin Usoo Baxday? Markaas Ay Dhahday " Sodohdeey Aa Gubaneysay" Waxaa LA Yiri Maxaa U Sameyneysay Ma Dabkaad Ka Damineysay? Waxay Tiri, "" Maya Ee Marba Dhinacii U Fayow Aan U Gedinaayay" Lolz
No comments:
Post a Comment