Wednesday, 22 August 2012

Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Aan Ka Rabnaa

Xariifko Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Bilaabay Gabadhi Sawir Qurxan U Saaranyahay Oo Dhan In Uu Ku Darsado Maalinti Dambe Niman Gadgaduudan Aa Ku Soo Darsadeen Waxuu Dhahay" Aqyaareey Waa I Wareeriseen Ee Maxaa Iga Rabtiin Oo Iigu Soo Darsateen" Maba Laga Waalin Waxaa La Dhahay Macalimuu Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Lee Ka Rabnaa Lolz 

3 comments:

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkk gabadha hadoo shukaansado mala shukaansanaa asigane wax fiyow #adaa yaabeysid wallahi

    ReplyDelete
  2. ODAY 21 CAADI MAHAN AWOOWE #ANAABA YAABAY

    ReplyDelete
  3. hahahahahahahahaha Waryaa Bisle Sheekadan kama yeelin waxagu waa gardaro socota

    ReplyDelete