Gaari Safar Ah Aa Waxuu Ku Halaabay Meel Duur Ah Cidlo Ah Xooga Marki La Joogay Aa Gabar Darawalka Waxay Tiri Aboowe Biyo Aan Ku Weeseesto Isii Darawalkaan Oo Marqaan Dartiis Indhaha Isku Heesto Marku Qayilo Waxba Kalamaba Ogo Gacanta Uu Iska Taagtay Caag 5Liitar ah o Nafto/Shidaal Ka Buuxo Uu Gacanta U Geliyey Qoftaan Juq Meeshaan ah Ay Gashay Waa Iska Xaajootay Shidaalka Ay Biyo Cml Ugu Astajootay/Hoosta Ku Dhaqatay Xooga Kadib Qoftaan Oo Qeylineyso Aa So Baxday Darawalki Oo Ka Qasneyn Ay Dharbaaxo La Kortay Waaryaa Gaas Aa i Siisay Waryaa biyo Basbaas leh Aa I Siisay Into Hal Il Isku Qabtay Kulahaa " Naa Leerta/Leyrta U Dhig Hana Wareerin Asaa Iska Qaboobaaye" Lolz
kkkkkkkkkkkkkkk Sxb Bisle caadi ma aha Sheekadani, maalinba maalinta ka dambeysa sheekoyiinkaagu waa ka si macaanan masha allaah
ReplyDeleteThe kkkkkkkkkkkkkkkkk
ReplyDelete