Nin Shabeel Nagood Ahaa Oo Gabar Kastoo Qurux Badan Jecleed In Ay La Sheekeysato Baa Waagi Dambe Waxuu Aroosay Naag Aad U Foolxun Aad Na Caato U Ah Nin Ka Mid Ah Dhalinyarada Ay Aadka Iskugu Dhawaayeen Baa Weydiiyey "Hebalow Qoftaan Foolxumada Looga Nixiyey Maxaa Ku Fashay"? Saaxiibka Waxuu Ku Jawaabay " Tabartaas Baa Aabaheed Looga Soo Tuugay"
No comments:
Post a Comment