Labo Gabar Oo Aad U Foolxun Aa Waxay Isku Caayeen Anaa Ka Qurxan Iyo Anaa Ka Qurxan Kadib Oday Ciyaalka Xaafada Ah Oo Garta Lo Geysan Jiray Ay U Tageen Asigoo Shaqo Ku Jiro Xoogaa Ay Sugeen Marku Shaqada Dhameestay Intu U Yimid U Dhahay ''Gabdhaheygi Soo Dhawaada Maxaan Idiin Qabtaa?' Mid Aa Inta Soo Booday Dhahday " Adeer Labadeena Yaa Qurxan?" Intu Qoslay Kulahaa " Maandheeskoow Maha Qurux Ma Taale Yaa Fildaran Dhaha"
kkkkkkkkkkkkkk maandhayskoow yaa fildaran lee iga dheh, ar qof runsheeg ah dhib badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ReplyDeletecaadi maha bisle kkkkkk
ReplyDelete