Thursday, 6 December 2012

Indho Ma Leedahay

Xariif Ciyaalka Xaafada Ah Aa Gabar Qurux Badan Jeclaaday In U Jecelyahayna Uma Sheegin Daahane Hortiis Dafaaye Aa Joogee Maraxoo Foolxumo Ku Dhamaatay Oo Ciyaalka Tuulada Ah Aa Qofti Ku Aqriyay Oo Aroosay Ayadana Ewalba Tacbaan Ay Eheed War Yaa Ka Soo Gaaro Ay Ka Taagneed, Maalinti  Dambe Aa Ki Ciyaalka Xaafada Ahaa Suuqa Ku Arkay Ayadaoon U Jeedin  Uu Isha Korkeeda Far Dheer Jug Uga Siiyay "Naa Bal Ii Waran Uu Ku Yiri" Saaxiibta Intay Xanaaqday Ay Dhahday  " Waryaa Indhaha Ha Iga Ridin Maraxyahow" Waxuu Yiri " Naa Ma Ewalba Indho Laheed"? Markaas Ay Intay Indhaheeda Kala Furtay Ay Dhahday " Maxaan Indho U Lahaan Waayey Kuwaan Ookiyaalo Miyaa" Kulahaa Hadaad Indho Leedahay " Maad Kaas Guursan Laheed Lolx"  #QaraarTeam

No comments:

Post a Comment