Saturday, 17 November 2012

Inkaar Aan Soo Qoraa

Sida Caadiga Ah Waxaa Soomaaliya Ka Jiro Dad Ku Shaqeysto Shaqo Ka Gooni Ah Shaqooyinka Caadiga Ah Shaqadaas Oo Lagu Kala Qaato Wax Loo Yaqaan Samaay Taas Oo Lo Kala Qeybiyo Qofna Waxuu Qaadana Duco Qofna Waxuu Qaadanaa Lacag, Magaalada Muqdisho Aa Waxaa Lamaane Is Qabay Ugu Dhashay Wiil Sida Caadada Aheyd Waxaa Guriga Hortiisa Yimid Yibir Markaas U Waxuu Bilaabay Gabay Amaan Ah Iyo Duco Oo Reerkana Ku Amaanaayo Wiilka Yar Ee Dhashayna Ugu Duceynaayo Xooga Kadib Waxaa Banaanka Usoo Baxay Aabihii Wiilka Dhalay Oo Xooga Saluugsan Lacagta Samayda Ah Ama Lacagta Yibraha La Siiyo, Asigoo Is Kiiswaalaayo Waxuu Yiri " Yibirow sidee Ku Ogaatay In Wiil La I Dhalay Guriga Dhar CAruurna Kuam Warna Isbitaalna Kuam Dhalan Wiilkeyge?" Yiubir Aa Si Kalsooni Ku Jirto U Yiri Waxaan Saaxiib Ku Nahay Xaaskaada Aalada Wajibuuk (Facebook Friends) Sidaa Darteed Sawirada Wiilak Waa Leygu So Taag Gareeyey Ee Ducadeyda Hala Isiiyo Hadii Kale Facebook Status Keyga Aan Habaar/Inkaar Ku Soo Qoreaa Xaaskaada Like Ay Saare, Lol
WQ: Abdikarin Ck Arts

1 comment:

  1. Facebook dhaqankii somalida xataa waa la gashay oo sheekada hadda waxeey joogtaa samaanyo ha la i siiyo haddii kale fb aan idinku habaaraa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk faceboo kala reebta uu noqday miyaa good one Bisle

    ReplyDelete