Nin Boqor Ah Aa Waxuu U Qudbeynaayey Dad Weynahiisa Markaasu Waxuu Ku Yiri Ninki Xaaskiisa Xukunto Safkaan Ha Galo Ninki Asiga Xukumo Xaaskiisana Safkaas Ha Galo Raggi Oo Dhan Waxay Wada Galeen Safki Loogu Talo Galay Ninki Xaaskiisa Xukunto Hal Nin Aa Soo Haray Waxuu Istaagay Geeski Kale Waxuu Yiri Aniga Rag Rag Dhalay Baan Ahay Xaaskeyga Aniga Xukumo Kadib Boqorki Waxuu Abaal Marin U Siiyey Ragii Xaasaskooda Xukumeen Nin Walbo 1 Xabo Oo Ukun Ah Kii Kale Waxaa La Yiri Adiga Libaax Libaax Dhalay Aa Tahay Ee Fardahaan Mid Kala Bax Faras Buni/Brown Ah Kadib Xaaskiisa U Tagay Asigoo Balaayo Iska Dhigaayo Waxuu Yiri Ma Ogtahay Maanta Faras Aan Ku Soo Guuleestay Marki Aan U Sheegay In Aan Aniga Ku Xukumo Markaas Ay Ku Tiri ( Macane Kalarka Buniga Ah Waxaa Ka Qurxan Midka Madowga Ah Ee Bax Iska Soo Badal) Saaxiibka Boqorki Uu Ku Laabtay Waxuu Yiri Boqorow Xaaskeyga Waxay Tiri Madowga Aa Qurxan Ee Faraskaan Mid MAdow Iigu Badal Saaxiibka Waxaa La Dhahay Waa Ku Badaleynaa Laakin Ukuntaan Aa U Qalantaa Ee Qaado Waxaad Ilowday Awooda Xaaska Neefyahow Lolz
No comments:
Post a Comment