Thursday, 17 May 2012

Mooryaan Iyo Ciyaalka Xaafada

Xariif Mooryaan Ah Oo Hurdo Ka Soo Kacay Aa Waxuu Ku Soo Leexday Ciyaalka Xaafada Oo Darjiin Ku Qayilaayo Waxuu Dhahay "Jaadka Wax Iga Siiyaa" Xooga Fiican Aa Loo Aruuriyey Saaxiibka Jaadka Aa U Macaaday Waxuu Is Dhahay Hadaa U Sheekeysid Ciyaalka Jaad Kale Aa Ka Helee Sheeko Waxuu Ka Bilaabay Saakay Markaan So Kacay Islaan Waayeel Ah Aa Xabad Iiga Fakatay Madax Ay Uga Dhacday Kadib Saaxiibadey Aa Ii Yimaadeen Gaariga Marka Raacnay Wiil Yar O Dugsi U Socdo Aan Dardarnay Markaas Aa Darawalak Ku Qeylinay Mid Kale Aa Xanaaqay Saban Aa Ka Fakaday Suuq Laga Adeeganaayo U Ku Dhacay 20 Qof Aa Ku Dhimatay Waardiyihii Suuqa Aa Na Soo Bursadeen Waa Xabadeyna, ( Faarax  Meesha Fadhiyey O Ciyaalka Xaafada Ahaa Oo Niyada Ka Isleh War Yaa Idinka Damiyo Filinkaan Cabsi Cabsida Ah ) Mooryiinki Oo Sheekadiisa Sii Wato Waxuu Yiri " Sidaan Xabad I Dil Ugu Dhex Jirnay Gaarigi Aa Naga Halaabay Garaash Aan Geynay ( Faarax Aa Soo Booday Kulahaa Fadlan Ha Nagu Soo Bixin Saaxiibow) 

No comments:

Post a Comment