Wednesday, 5 September 2012

Bahalkaan Aan Ku Cunaayo

3 Wiil Oo Ciyaal Siiyo Ah Aa Waxay Saarnaayeen Balakoonki Gabar Aad U Qurux Badan Aa Jidka Soo Martay Ayagoo Ka Sheekeynaayo Gabadhi Oo Nin KAsto Dhahaayo Xabad Hadii Aan La Hadlo Horay Ay Iga Jeclaanee Ay Soo Jeesatay Markaas Ay Midki Ugu Foosha Xumaa U Wacday Soo Day Aboowe
Labadi Kale Oo Xanaaqsan Aa Dheheen Adigoo Fool Xun Maxay Kugu Fashay May Anaga No Yeerato Asna U Qatar Qatar Iska Dhigaayo Oo Is Qalqaloocinaayo U Hoos Dagay Hadal Waxuu Ka Bilaabay Haye Abaayo Macaan Quruxleyda MAxaa Ka Caawiya Cml Ayadoon U Jawaabin Ay Wiil Yar Oo Gacanta Ay Ka Heysay Oo Ooynaayo Ku Dhahay Hadaa Aamusi Weyso Bahalkaan Aa Ku Cunaayo Lolz 

No comments:

Post a Comment