Will
Yar Oo Qurbaha Ku Koray Aa Rabay Inu Xajka Aado Aabihiis iyo Walaalkiis
Ka weyn Aa Dheheen Anagana Na Wad , Marki Xajka La Imaaday odaygi Waxuu
Ku Duceestay ilaahow I Cafi Hada Ka Hor Aan Xoolo Agoon Leedahay Xaday
Wiilki Weynaa Asna Waxuu Ku Duceestay Ilaahow I Cafi Hada Ka Hor Aa
Gabar Maskiin Ah Leen Been Ah Ka Gaday Yariiska Intu Naxay Kulahaa
Ilaahow Labadaan Tuug Aan Ku Soo Waday Iga Cafi kkkk
No comments:
Post a Comment