Tuesday, 15 May 2012

Reer Waqooyi Vs Reer Marko

Mid Reer Waqooyi Ah Aa Waxuu Soo Aaday Saaxiibkiis Oo Xamar Ka Shaqeyn Jiray Marku Xamar Yimid Aa Waxaa Lagu Yiri Ninkaa Raadineysid MarkoCadeey Meel la Dhaho U Jiraa Odayga Halkaas Iyo Marka U Dhaqaaqay Waxaase Dardaaran Lagu Soo Siiyey Meesha Inay Qatar Tahay Oo Ragga La Fara Xumeeyo Saaxiibkiis Marku U Imaaday Ay is Wareesteen Waxaa La Yiri Saaxiib Shaqo Fiican Aan Ku Raadinaa Inta Ka Horeyso Beerahaas U Fooftag Ama Ka So Xamaalo Yaanbadaada Horay u Qaado Subaxdi Ugu Horeysay U Shaqo Tago Asigoon Meel Uu Ka Bilaabo Aqoon Ayuu Magaalada Banaankeeda Istaagay Waxuu Isku Dayey Inuu Dadka Wareesto Waaba Laga Kala Cararay Marku Dhaho Waaaaaaryeeeee Dee Waa Halkee Siduu Marba Qof U Lahaa Waaryeeee Oo looga Kala Cararaayey Marki Dambe Mid Yar U Xoog Ku Istaajiyey Si u Wareesto Yariiski Waxba Kama Dhageysan Wuuba Ooyey Saaxiibadiis Aa Meesha Soo Mareen Yariiski oo Oynaayo Iyo Ninki Oo Kor U Qeylinaayo Waaryee Waarye Leh Saaxiibadiisa Aa Dheheen Maxaa Kugu Dhacay?  Waxuu Dhahay Kanaa I Dhawi Ayagana Waxay Dheheen Iska Dhaw Ununkana Waa Kula Dhaweynaa Reer Waqooyiga Dhaw Marki U Maqlay Dhulka U Fariistay Midki Soo Gaaraba Siduu Dhinac Uga Haraantinaayey Waxuu Yiri Meeshaa Doontaan Jabinya Walaahi Aadna I Dhawin Xooga Kadib Police Stationka Aa la Keenay Taliye Reer Mudug Ah O Meesha Joogay Aa Ka Naxay Ninkaan Wada Dhiigaayo Waxuu Yiri Walaale Maxaa Raga Iska Dhicin Weyday Intaay Sidaan Ku Garaacaayeen Reer Waqooyigi Waxuu Yiri  " Maxaanu Iska Celinaa Inti Xoog Aanu Heynay Dabada Baanu Iskuugu Geynay" Lolz 

No comments:

Post a Comment