Sunday, 8 July 2012

Bisinka Ha Daalin

Xariif Boobareeto Ah Reero Aaqiru Mushaar Ah Aa Maqaayad Soo Galay Saaxiibka Bar/Half Bariis Ah U Dalbaday Markaas Uu Garaafo Biyo Ah Cabay Marki Bariiska Loo Soo Dhigay Uu Dhahay Bismilaah Bismilaah Bismilaah Mid Ag Fadhiyey Oo Reer Burco Ah Aa Dhahay "Waaryee Bisinka Ha Daalin Ee Wax Ku Deeqo Dalbo Nabigaada Seege" Lolz

No comments:

Post a Comment