Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Qof Jeclaaday Taleefanka Guriga Uu Markasto Ka Wici Jiray Markasto Way Ku Adkeen Jirtay Saaxiibka Reer Shiid/Busaarad Na Waa U Weyn Yahay Habeenki Dambe Hal Saac Uu Waxuu Ka Baryaayay In Ay Banaanka Gurigooda Usoo Istaagto Marki Dambe Way Ka Ogolaatay Laakin Waxay Ku Xujeysay Wax Yar Oo Xageeda Ka Fudud Waxay Dhahday Casho Fudud Horay Iigu Soo Qaad Maadaama Guriga Muufo La Dubay Ma Cuni Kareee, Asigana Nasiib Daro Xagiisa Waaba Ka Adkeed Maadaama Uusan Saakay Xitaa Quraacan Saaxiibka Qofta Gas Uuba U Siiyay Xooga Ka Dib Ay Soo Wacday Waxay Dhahday "Maraxoo Waa Ku Sugaayee Maxaa Kugu Dhacay"? Intu Is Xanaajiyay Kulahaa " Adigoo Ina Xaaji Garweyne Ah Oo Cid Ladan Ka Soo Jeedo In Casho Fudud Qiimahaaga Yahay Maba Ogeyn Ee Qofyahay Iga Dhamaaw" Lolz Qofti Amay MArki Dambe Baryootantay Hee Aboowe Macaanow Waa iska Dhibaayay Anaa Ka Daran Hadaa Aan Albaabka Kugu Sugaa Imaaw Lolz
xariifnima ayaa laysku dhaafay bal Libaaxaan Busaarad ka labistay oo ina Xaji uga fakaday daya kkkk waa igu banaan yahay .
ReplyDelete