Sunday, 20 May 2012

Waa Qurxanaan Jiray Dheh

Koo Ciyaalka Xaafada Ah Aa Macalimadiis Englishka Waxay u Sharaxeysay PAST iyo PRESENT Macalimadii Aa Waxay Dhahday Past Waa Waqtiga La Soo Dhaafay Present Waa Waqtiga Hada La Joogo For Example: I AM BEAUTIFUL GIRL Past Miyaa Mise Present Kii Ciyaalka Xaafada Ahaa Waxuu Dhahay Waa PAST Macalimadii Aa Ku Xnaaqday War English MA TAqaanid Ee Naga Fariiso Ay Dhahday Kulahaa MacaliN Seen English U Aqoonin Adiga I WAS  BEAUTIFUL GIRL Dheh Lolz Hada Waa Ka Dhamaatay u Taaganyahay 



No comments:

Post a Comment