Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Asigo Istiin ah Xashiish Soo Cabay Asigo Bambo Garaacaayo Aa Waxaa U Yimid Oday Dariskooda Ahaa Waxuu Ku Yiri "Adeer Bambadaan Yeysan Qarxin Ee Garaacida Ka Daa" Saaxiibak Maba Iska Waalin Kulahaa "Adeer Haday Rabto Ha Qaraxdo Bambo Kalaa Ii Taalo"
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeeeeeeeeko waalan
ReplyDeletekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax waalan dheh lol
ReplyDelete