Wednesday, 23 May 2012

Bambo Kalaa I Taalo

Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Asigo Istiin ah Xashiish Soo Cabay  Asigo Bambo Garaacaayo Aa Waxaa U Yimid Oday Dariskooda Ahaa Waxuu Ku Yiri "Adeer Bambadaan Yeysan Qarxin Ee Garaacida Ka Daa" Saaxiibak Maba Iska Waalin Kulahaa "Adeer Haday Rabto Ha Qaraxdo Bambo Kalaa Ii Taalo" 

2 comments:

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeeeeeeeeko waalan

    ReplyDelete
  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax waalan dheh lol

    ReplyDelete