Tuesday, 22 May 2012

Facebook Relation Status, Nacamleeye Raadso

Gabar Aa Wiil Ku Tiri Aboowe Ii Waran, Waxuu Ugu Jawaabay " Waa Fiicanahay Ee Caawo Maxaa Darnaa? Salaan Aad I Salaanto Iska Daaye Hadaan Ku Salaamo Xitaa Igama Qaadi Jirine"
Gabadhi Oo Qosleyso Danteedana In Lo Dhameeyo Rabto Aa Ku Tiri " Aboowe Ka Raali Ahaaw Anoo Mashquulsan lee Ila Hadli Jirtay Ee Xumaan Ma Iga Eheen Cade Wiil Salaan Lagu Dhageesto Waa Ka Weyntahay Quruxlowga Facebook Aa Tahay, Ee Hal Wax Maka Codsan karaa?" Wiilki Waxuu yiri Lolz Abaayo Qurux iyo cadaan Gabdhahaa Leesu Raacin Jiree See Rabtaa Lolz Haye Soo Daa Codsigaada Waan Ku Sameynaa". Gabadhii Aa Tiri "Aboowe Qof Aan Rabaa In Aan Xumeeyo Ee Relationship Ka Aan Married  Soo Dalbanaa Iga Aqbal/Accept Wallkana Hees Macaan Iisoo Dhig Intaas Kaliya Ii Samey"  Wiilki Oo Yaaban Aa Yiri " Abaayo Hadii Aad Adiga Dadkaada/Jaceylkaada Xumeyneysid Keygana Maku Dari Rabtaa,
 NACAMLEEYE RAADSO 

2 comments:

  1. looooooool walahi wa fuuray

    ReplyDelete
  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol bisle this great joke man keep it up

    ReplyDelete