Monday, 21 May 2012

Balaayo Ha U Duceyso

Masaajid Ku Yaalo Yurub Aa Marki Salaada Maqrib Laga Baxay Wadaadka Waxuu Dhahay Cabasho Badan Aa Iga Soo Gaartay Raga Nin walbo Xaaskiisa U Ka Cabanaaye Ninki Xaaskiisa Dhibtay Ha Istaago Talo Fiican Aan Siinaaye Si reerkoodu U Badbaado Waala Wada Istaagay Hal Nin Maahane Wadaadki Aa Yiri Maasha Allaah Walaalkeen Ninkaas Meesha Fadhiyo Horta Xaaskiisa Halo Duceeyo Waa Naag Fiicane Ki Dhulka Fadhiyey Intuu Kor U Qeyliyey U Dhahay " Balaayo Ha U Duceyso Ee Ducada Haku Qasaarinina Xalay Ay Lugahii Aan Isku Istaagi Lahaa Iga Jajabisay" Ma Nooli Labada Lugood Waa Bash Lolz

2 comments:

  1. Bisle Awoowe Sheekadan caadi ma aha kkkkk, Waa saaxiibka Yusuf oo ku leh maalin wanaagsan

    ReplyDelete
  2. yusuf lolz salaama sxbkeey

    ReplyDelete