Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Friday, 30 November 2012
Thursday, 29 November 2012
wadaad vs gabar
Wadaad Ciyaalka Xaafada Ah Aa Gabar Su'aal Weydiisay Waxay Dhahday " Shekhow Bishimaha Aa Timo Iiga Soo Baxeen Ee Ma Iska Xiiri Karaa"? Wadaadka Waxuuba Taagan Yahay Bishimuhu Badane Waa KuWee? Lolz
Saturday, 17 November 2012
Inkaar Aan Soo Qoraa
Sida Caadiga Ah Waxaa Soomaaliya Ka Jiro Dad Ku Shaqeysto Shaqo Ka Gooni Ah Shaqooyinka Caadiga Ah Shaqadaas Oo Lagu Kala Qaato Wax Loo Yaqaan Samaay Taas Oo Lo Kala Qeybiyo Qofna Waxuu Qaadana Duco Qofna Waxuu Qaadanaa Lacag, Magaalada Muqdisho Aa Waxaa Lamaane Is Qabay Ugu Dhashay Wiil Sida Caadada Aheyd Waxaa Guriga Hortiisa Yimid Yibir Markaas U Waxuu Bilaabay Gabay Amaan Ah Iyo Duco Oo Reerkana Ku Amaanaayo Wiilka Yar Ee Dhashayna Ugu Duceynaayo Xooga Kadib Waxaa Banaanka Usoo Baxay Aabihii Wiilka Dhalay Oo Xooga Saluugsan Lacagta Samayda Ah Ama Lacagta Yibraha La Siiyo, Asigoo Is Kiiswaalaayo Waxuu Yiri " Yibirow sidee Ku Ogaatay In Wiil La I Dhalay Guriga Dhar CAruurna Kuam Warna Isbitaalna Kuam Dhalan Wiilkeyge?" Yiubir Aa Si Kalsooni Ku Jirto U Yiri Waxaan Saaxiib Ku Nahay Xaaskaada Aalada Wajibuuk (Facebook Friends) Sidaa Darteed Sawirada Wiilak Waa Leygu So Taag Gareeyey Ee Ducadeyda Hala Isiiyo Hadii Kale Facebook Status Keyga Aan Habaar/Inkaar Ku Soo Qoreaa Xaaskaada Like Ay Saare, Lol
WQ: Abdikarin Ck Arts
WQ: Abdikarin Ck Arts
Friday, 16 November 2012
Jimco Miyaa Caawo
Oday Reero Jimco Ah Micnaha Jimacada Kaliya Xaaskiisa U Tago Aa Habeenki Dambe La Qabtay Qoftiisa U Hawooday Asigoo Meel Uu Ka Bilaabo Weysan Maadaama Jimco Ka Jimco Lagu Bartay Uu Dhahay " Yahow Xaliimo Caawo Ma Jimcaa?" Qoftiisa Oo Ciyaalka Xaafada Aheyd Horay Ay Ka Fahantay In Odayga Lagu Dhagan Yahay Waxay Dhahday " Areey Faarax Jimco Maahan Waase Lagaaga Dhigaa Minaa Rabtid Lolz
Tuesday, 13 November 2012
Yaa Foolxun Dheh
Labo Gabar Oo Aad U Foolxun Aa Waxay Isku Caayeen Anaa Ka Qurxan Iyo Anaa Ka Qurxan Kadib Oday Ciyaalka Xaafada Ah Oo Garta Lo Geysan Jiray Ay U Tageen Asigoo Shaqo Ku Jiro Xoogaa Ay Sugeen Marku Shaqada Dhameestay Intu U Yimid U Dhahay ''Gabdhaheygi Soo Dhawaada Maxaan Idiin Qabtaa?' Mid Aa Inta Soo Booday Dhahday " Adeer Labadeena Yaa Qurxan?" Intu Qoslay Kulahaa " Maandheeskoow Maha Qurux Ma Taale Yaa Fildaran Dhaha"
Thursday, 8 November 2012
Tabartaas Baa Aabaheed Looga Soo Tuugay
Nin Shabeel Nagood Ahaa Oo Gabar Kastoo Qurux Badan Jecleed In Ay La Sheekeysato Baa Waagi Dambe Waxuu Aroosay Naag Aad U Foolxun Aad Na Caato U Ah Nin Ka Mid Ah Dhalinyarada Ay Aadka Iskugu Dhawaayeen Baa Weydiiyey "Hebalow Qoftaan Foolxumada Looga Nixiyey Maxaa Ku Fashay"? Saaxiibka Waxuu Ku Jawaabay " Tabartaas Baa Aabaheed Looga Soo Tuugay"
Subscribe to:
Posts (Atom)