Tuesday, 12 February 2013

Wiil Yar Vs Toosh

Oday Iyo Xaaskiisa Oo Reer Tabareed Ah Baa Qol Waxaa La Jiifay Wiilkooda Oo Yar, Wiilki Baa "Kaadi Baa iheyso Ku Yiri Hooyadiis" Hooyadii Waxay Tiiri "Toosh Meelaha Ka Raadso Musqusha Waa Mugdi Haku Kufine" Wiilki Oo Tooshki Raadsanaayo Baa Cubeedka Aabihi Gacanta La Helay, Odaygi Kulahaa " Waryaa Kaas Iska Dhig Batari Malahane" Lol

4 comments:

  1. Kkk sheko maado iyo madadaaladeeda wadataa

    ReplyDelete
  2. Waaa sheeko kale

    ReplyDelete
  3. Kkkkkkk waraa kaas beteri malaha kulahaa 🤣🤣 Sxb buuga bisle jokes ayaan rabaa ee waa intee qiimihiisu.

    ReplyDelete
  4. 😂😂

    ReplyDelete