Oday Iyo Xaaskiisa Oo Reer Tabareed Ah Baa Qol
Waxaa La Jiifay Wiilkooda Oo Yar, Wiilki Baa "Kaadi Baa iheyso Ku Yiri
Hooyadiis" Hooyadii Waxay Tiiri "Toosh Meelaha Ka Raadso Musqusha Waa
Mugdi Haku Kufine" Wiilki Oo Tooshki Raadsanaayo Baa Cubeedka Aabihi
Gacanta La Helay, Odaygi Kulahaa " Waryaa Kaas Iska Dhig Batari
Malahane" Lol
Kkk sheko maado iyo madadaaladeeda wadataa
ReplyDeleteWaaa sheeko kale
ReplyDeleteKkkkkkk waraa kaas beteri malaha kulahaa 🤣🤣 Sxb buuga bisle jokes ayaan rabaa ee waa intee qiimihiisu.
ReplyDelete😂😂
ReplyDelete