Sunday, 20 January 2013

abootadiis/Ayeeyadiis wax ka raadiye iimaanka alle ka qaad

wiil reer south african ah ayaa habeen isagoo club usiibaxaya ayeeydiis aragtay oo qol irid banaan ah daganeyd wey uyeertay waxay kudhahday bax khamro noogusoo gad lacagtaan intaan ku cabaynaa hadhoow aabe kuma qabsanaayo lkn hadaad club aado duqa wuu kutumaa wiil yaraad tahee. markay sarqaameen ayeey duqdii iyo wiilkii isku qabteen, aabihiiyaa ugu soogalay wuxuu sooqaatay baangad wiilkii orod gurigii uuka cararay lkn boolis aa dhex kuqabteen iyagoo isbursanaayo. waala xeray labadiiba subaxii maxkamadaa lakeenay labadiiba duqii wuxuu soo istaagay ninka hooyaday isu qaawiyey aduunkaan maba wada joogayno cml. wiilkii intuu fiiriyey kulahaa aniga hooyadaa hal habeen ooy iyada isarqaamisaan taabtaye adiga meeqa sanaad hooyaday tumeysay hooyadaa ma hooyadayeey kafiicantahay.

1 comment: