Friday, 18 January 2013

Sister's Hot Friend

Wiil Baa Waxuu La Sheekeysan Jiray Walaashiis Saaxiibteed Habeenki Dambe Gabadhi U Wiilka La Sheekeysan Jiray Baa Waxay Usoo Hoyatay Guriga Saaxiibteed Oo Ah Wiilkey la Sheekeysato Guridooda Sida Dhaqanka Soomaaliga Ah Gabadhi Saaxiibteed Way Soo Dhaweyso Oo Xili Dambe Baa LA Gaaray Waana La Seexday, Wiilki Gabadha La Sheekeysanaayay Meel Uu Kula Sheekeesto Malahan Ileen Qolka Gabdhaha Bay Jiiftaa Xooga Kadib Buu Qolka Soo Galay Qoftiisa Oo Hurudo Wuu Xambaartay Asigoo Sii Wado Baa Waxaa Ku Soo Toostay Walaashiis Markaas Tiri " Waryaa Halkeed U Wadaa Gabadha"? Asigoo Qiil Raadis Ah Buu Yiri " Abaayo Kaadi Baa Heysoo  Way Soo Kaadsheysaa" 

Via  Nimco Dulman Xoriyo

No comments:

Post a Comment