Gabar Baa Oday Dariskooda Ah Usoo Dacwootay Markaasay Ku Tiri " Adeer Wiilkaada Naaska Uu Iga Taabtay Ee Iga Celi" Odaygi Intu Qoslay Kulahaa " Naaska Kaliya Haduu Kuugu Simay Nasiib Aad Leedahay Ee Aniga Wiilkeyga Iyo Dibigiisa Moorada Ugu Geesaha Weyn Qooq Aan Farta Kala Xiranahee Maandhaay Intaysan Xaalada Is Badalin Meesha Ka Tag" Odayga Iyo Dibiga Yeysan Kugu Gooban Ee Meesha Ka Tag Yarta Lolz
No comments:
Post a Comment