Tuesday, 14 May 2013

Ilaa Madaxa Maandhoow

Oday Riix Qabo Aa Asigoo Banaanka Jiifo Labadda Lugood Gaari Inetaree Ah Ka Maray Markaas U Dhahay "Ilaa Madaxa Soo Wad Maandhoow" Wiil U Awoowe U Yahay Oo Ku Is Istaagaayo U Maleeyaa Xanuunka Haayo Dartiis Maba La Dareemin Labada Lugood O Jaban Lolz

Sunday, 24 February 2013

Shukaansi Qaldamay

Xaliimo Reer Mudug Ah Aa Maraxoo Ciyaalka Xaafada Ah Shukaansaday Waxaa Lagu Dhahay "sxb aniga nin aan imaanin o ii gabyin ilama sheekeesan karo" Sxbka Asigoo Madaxa Ciida Ka Ceshanaayo U Dhahay Iga Dhageyso Afarta Xaboo Igu Jirto Lolz" Dhuuboow Dhareerkaada Dhalo Iigu Keen Waa Dhamaa Kulahaa" Dharbaaxa Inta Laga Kiciyay Aa La Dhahay Uh Waxu Ma Caruurbaa Najiska Najisku Keenay Muxuu Ku Hadlahayaaa Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Tuesday, 12 February 2013

Wiil Yar Vs Toosh

Oday Iyo Xaaskiisa Oo Reer Tabareed Ah Baa Qol Waxaa La Jiifay Wiilkooda Oo Yar, Wiilki Baa "Kaadi Baa iheyso Ku Yiri Hooyadiis" Hooyadii Waxay Tiiri "Toosh Meelaha Ka Raadso Musqusha Waa Mugdi Haku Kufine" Wiilki Oo Tooshki Raadsanaayo Baa Cubeedka Aabihi Gacanta La Helay, Odaygi Kulahaa " Waryaa Kaas Iska Dhig Batari Malahane" Lol

Sunday, 20 January 2013

abootadiis/Ayeeyadiis wax ka raadiye iimaanka alle ka qaad

wiil reer south african ah ayaa habeen isagoo club usiibaxaya ayeeydiis aragtay oo qol irid banaan ah daganeyd wey uyeertay waxay kudhahday bax khamro noogusoo gad lacagtaan intaan ku cabaynaa hadhoow aabe kuma qabsanaayo lkn hadaad club aado duqa wuu kutumaa wiil yaraad tahee. markay sarqaameen ayeey duqdii iyo wiilkii isku qabteen, aabihiiyaa ugu soogalay wuxuu sooqaatay baangad wiilkii orod gurigii uuka cararay lkn boolis aa dhex kuqabteen iyagoo isbursanaayo. waala xeray labadiiba subaxii maxkamadaa lakeenay labadiiba duqii wuxuu soo istaagay ninka hooyaday isu qaawiyey aduunkaan maba wada joogayno cml. wiilkii intuu fiiriyey kulahaa aniga hooyadaa hal habeen ooy iyada isarqaamisaan taabtaye adiga meeqa sanaad hooyaday tumeysay hooyadaa ma hooyadayeey kafiicantahay.

Friday, 18 January 2013

Sister's Hot Friend

Wiil Baa Waxuu La Sheekeysan Jiray Walaashiis Saaxiibteed Habeenki Dambe Gabadhi U Wiilka La Sheekeysan Jiray Baa Waxay Usoo Hoyatay Guriga Saaxiibteed Oo Ah Wiilkey la Sheekeysato Guridooda Sida Dhaqanka Soomaaliga Ah Gabadhi Saaxiibteed Way Soo Dhaweyso Oo Xili Dambe Baa LA Gaaray Waana La Seexday, Wiilki Gabadha La Sheekeysanaayay Meel Uu Kula Sheekeesto Malahan Ileen Qolka Gabdhaha Bay Jiiftaa Xooga Kadib Buu Qolka Soo Galay Qoftiisa Oo Hurudo Wuu Xambaartay Asigoo Sii Wado Baa Waxaa Ku Soo Toostay Walaashiis Markaas Tiri " Waryaa Halkeed U Wadaa Gabadha"? Asigoo Qiil Raadis Ah Buu Yiri " Abaayo Kaadi Baa Heysoo  Way Soo Kaadsheysaa" 

Via  Nimco Dulman Xoriyo

Tuesday, 15 January 2013

Oday Iyo Wiilkiisa Iyo Dibi Geeso Weyn

Gabar Baa Oday Dariskooda Ah Usoo Dacwootay Markaasay Ku Tiri " Adeer Wiilkaada Naaska Uu Iga Taabtay Ee Iga Celi" Odaygi Intu Qoslay Kulahaa " Naaska Kaliya Haduu Kuugu Simay Nasiib Aad Leedahay Ee Aniga Wiilkeyga Iyo Dibigiisa Moorada Ugu Geesaha Weyn Qooq Aan Farta Kala Xiranahee Maandhaay Intaysan Xaalada Is Badalin Meesha Ka Tag" Odayga Iyo Dibiga Yeysan Kugu Gooban Ee Meesha Ka Tag Yarta Lolz

Sunday, 13 January 2013

Sadex Sadex Baa Seegtay

Nin Baa Waxaa La Siiyay Gabar Habeenki Loo Guri Geyn Lahaa Buu Wuxuu Soo Aaday Reerki Gabadha Dhalay Si U Xaalada Halkey Mareyso U Ogaado, Markuu Bowdka/Deedka/Deyrka Soo Istaagay Wuxuu Arkay Gabadhii Oo Sii Qurux Badnaatay, Saaxiibka Tartiib Uu Soo Wareegay Qofti Uu Lugaha Iskugu Dhuftay Qofti U Caadi U Kufsaday , Marku Ku Hubsaday Ay Qeylo Afka Furatay, Hooyadeed Aa Soo Baxday Ayadana Intey Inteey Gees Istaagtay Ay Waa Wareey Iyo Naga Soo Gaaraay Ay Bilawday, Odaygi Gabadha Dhalay O Ciyaalka Xaafada Ah Aa Ku Soo Baxay Buuqi Waxuu Arkay Meeshaan Oo Blue Film Ka Socdo Shib U Iska Dhahay Markay Sheekadi Dhamaatay Maraxii Xaaskiisa Kufsadoo Haraan Hiraayo Uu Dhahay ( Sadex Sedex Ba Seegtay) Waxuu Yiri Bal Adigaan Naagta Caawo Baa Lagu Keeni Lahaa Oo Ku Taagan Laheede In Aad Iska Sugta Ku Seegtay, Gabadhaan Qeylineyso Ayada Waaba Xaaskaada Oo Caawo Baa Lagu Taagi Lahaaye In Ay Aamusta Seegtay, Habartaan Ayada Meesha Isku Ceebeysay Dadka Ayaga Caawo Isku Taagtaagan Lahaaye Inaa Xishootaa Seegtay Lolz

Adiga Aqrinaayo Xitaa Inaa Comments Reebta Seegtay