Xariifko Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Bilaabay Gabadhi Sawir Qurxan U Saaranyahay Oo Dhan In Uu Ku Darsado Maalinti Dambe Niman Gadgaduudan Aa Ku Soo Darsadeen Waxuu Dhahay" Aqyaareey Waa I Wareeriseen Ee Maxaa Iga Rabtiin Oo Iigu Soo Darsateen" Maba Laga Waalin Waxaa La Dhahay Macalimuu Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Lee Ka Rabnaa Lolz
Kkkkkkkkkkkkkkkkk gabadha hadoo shukaansado mala shukaansanaa asigane wax fiyow #adaa yaabeysid wallahi
ReplyDeleteODAY 21 CAADI MAHAN AWOOWE #ANAABA YAABAY
ReplyDeletehahahahahahahahaha Waryaa Bisle Sheekadan kama yeelin waxagu waa gardaro socota
ReplyDelete