Mid Dhaqan Celis Ah Aa Waxaa Dhintay Seedigiiis Ama Walaashiis Ninki Qabay Markaas Aa Lo Soo Sheegay Waxaa Lagu Yiri U Tacsiyey Walaashiis Intuu Wacay U Ku Dhahay ''Abaayo Tacsi Wanaagsan Seedigeyna Enjoy Your Qabri Ku Dheh Markaa U Duceyyneyso'' lolz
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Saturday, 15 December 2012
Tuesday, 11 December 2012
Adigoo Ina Hebal Ah
Mid Ciyaalka Xaafada Ah Aa Qof Jeclaaday Taleefanka Guriga Uu Markasto Ka Wici Jiray Markasto Way Ku Adkeen Jirtay Saaxiibka Reer Shiid/Busaarad Na Waa U Weyn Yahay Habeenki Dambe Hal Saac Uu Waxuu Ka Baryaayay In Ay Banaanka Gurigooda Usoo Istaagto Marki Dambe Way Ka Ogolaatay Laakin Waxay Ku Xujeysay Wax Yar Oo Xageeda Ka Fudud Waxay Dhahday Casho Fudud Horay Iigu Soo Qaad Maadaama Guriga Muufo La Dubay Ma Cuni Kareee, Asigana Nasiib Daro Xagiisa Waaba Ka Adkeed Maadaama Uusan Saakay Xitaa Quraacan Saaxiibka Qofta Gas Uuba U Siiyay Xooga Ka Dib Ay Soo Wacday Waxay Dhahday "Maraxoo Waa Ku Sugaayee Maxaa Kugu Dhacay"? Intu Is Xanaajiyay Kulahaa " Adigoo Ina Xaaji Garweyne Ah Oo Cid Ladan Ka Soo Jeedo In Casho Fudud Qiimahaaga Yahay Maba Ogeyn Ee Qofyahay Iga Dhamaaw" Lolz Qofti Amay MArki Dambe Baryootantay Hee Aboowe Macaanow Waa iska Dhibaayay Anaa Ka Daran Hadaa Aan Albaabka Kugu Sugaa Imaaw Lolz
Thursday, 6 December 2012
Indho Ma Leedahay
Xariif Ciyaalka Xaafada Ah Aa Gabar Qurux Badan Jeclaaday In U Jecelyahayna Uma Sheegin Daahane Hortiis Dafaaye Aa Joogee Maraxoo Foolxumo Ku Dhamaatay Oo Ciyaalka Tuulada Ah Aa Qofti Ku Aqriyay Oo Aroosay Ayadana Ewalba Tacbaan Ay Eheed War Yaa Ka Soo Gaaro Ay Ka Taagneed, Maalinti Dambe Aa Ki Ciyaalka Xaafada Ahaa Suuqa Ku Arkay Ayadaoon U Jeedin Uu Isha Korkeeda Far Dheer Jug Uga Siiyay "Naa Bal Ii Waran Uu Ku Yiri" Saaxiibta Intay Xanaaqday Ay Dhahday " Waryaa Indhaha Ha Iga Ridin Maraxyahow" Waxuu Yiri " Naa Ma Ewalba Indho Laheed"? Markaas Ay Intay Indhaheeda Kala Furtay Ay Dhahday " Maxaan Indho U Lahaan Waayey Kuwaan Ookiyaalo Miyaa" Kulahaa Hadaad Indho Leedahay " Maad Kaas Guursan Laheed Lolx" #QaraarTeam
Subscribe to:
Posts (Atom)