Gabar Aa Wiil Jeclaatay Wiilka Hooyadiis Waxay Dhahday Gabadhaan Ma Guursaneysid Gabar Kale Oo Ka Fiican Aa Guursanee ,Maadama Gabadha Aad U Qurux Badneed Wiilki Hooyadiis Waxuu Ku Dhahay Waan Guursanaaya Ama I Habaar Ama I Ducey Gabadhii Wiil Ay Dhashay, Sodohdeed Aa Guriga Timid "Waxay Dhahday Alla Waxaa Dhashay Foolxumo Badanaa" Gabadhii Ha Soo Boodee Kulahaa " Hooyo Waa Xalaal Ileen Wiilkaada Dhalee Sow Uma Eko" Islaanta Is Waaleys Wiilkeeda Fooxumo Intu Dhaafay Uu Waxuu Maraayey Nuuca Reer Waqooyiga Ay Dhihi Jireen Ishii Ku Aragtaa Ayaan Daran Kkakkakak
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Saturday, 22 September 2012
Friday, 14 September 2012
Awooda Xaaska
Nin Boqor Ah Aa Waxuu U Qudbeynaayey Dad Weynahiisa Markaasu Waxuu Ku Yiri Ninki Xaaskiisa Xukunto Safkaan Ha Galo Ninki Asiga Xukumo Xaaskiisana Safkaas Ha Galo Raggi Oo Dhan Waxay Wada Galeen Safki Loogu Talo Galay Ninki Xaaskiisa Xukunto Hal Nin Aa Soo Haray Waxuu Istaagay Geeski Kale Waxuu Yiri Aniga Rag Rag Dhalay Baan Ahay Xaaskeyga Aniga Xukumo Kadib Boqorki Waxuu Abaal Marin U Siiyey Ragii Xaasaskooda Xukumeen Nin Walbo 1 Xabo Oo Ukun Ah Kii Kale Waxaa La Yiri Adiga Libaax Libaax Dhalay Aa Tahay Ee Fardahaan Mid Kala Bax Faras Buni/Brown Ah Kadib Xaaskiisa U Tagay Asigoo Balaayo Iska Dhigaayo Waxuu Yiri Ma Ogtahay Maanta Faras Aan Ku Soo Guuleestay Marki Aan U Sheegay In Aan Aniga Ku Xukumo Markaas Ay Ku Tiri ( Macane Kalarka Buniga Ah Waxaa Ka Qurxan Midka Madowga Ah Ee Bax Iska Soo Badal) Saaxiibka Boqorki Uu Ku Laabtay Waxuu Yiri Boqorow Xaaskeyga Waxay Tiri Madowga Aa Qurxan Ee Faraskaan Mid MAdow Iigu Badal Saaxiibka Waxaa La Dhahay Waa Ku Badaleynaa Laakin Ukuntaan Aa U Qalantaa Ee Qaado Waxaad Ilowday Awooda Xaaska Neefyahow Lolz
Wednesday, 5 September 2012
Bahalkaan Aan Ku Cunaayo
3 Wiil Oo Ciyaal Siiyo Ah Aa Waxay Saarnaayeen Balakoonki Gabar Aad U Qurux Badan Aa Jidka Soo Martay Ayagoo Ka Sheekeynaayo Gabadhi Oo Nin KAsto Dhahaayo Xabad Hadii Aan La Hadlo Horay Ay Iga Jeclaanee Ay Soo Jeesatay Markaas Ay Midki Ugu Foosha Xumaa U Wacday Soo Day Aboowe
Labadi Kale Oo Xanaaqsan Aa Dheheen Adigoo Fool Xun Maxay Kugu Fashay May Anaga No Yeerato Asna U Qatar Qatar Iska Dhigaayo Oo Is Qalqaloocinaayo U Hoos Dagay Hadal Waxuu Ka Bilaabay Haye Abaayo Macaan Quruxleyda MAxaa Ka Caawiya Cml Ayadoon U Jawaabin Ay Wiil Yar Oo Gacanta Ay Ka Heysay Oo Ooynaayo Ku Dhahay Hadaa Aamusi Weyso Bahalkaan Aa Ku Cunaayo Lolz
Labadi Kale Oo Xanaaqsan Aa Dheheen Adigoo Fool Xun Maxay Kugu Fashay May Anaga No Yeerato Asna U Qatar Qatar Iska Dhigaayo Oo Is Qalqaloocinaayo U Hoos Dagay Hadal Waxuu Ka Bilaabay Haye Abaayo Macaan Quruxleyda MAxaa Ka Caawiya Cml Ayadoon U Jawaabin Ay Wiil Yar Oo Gacanta Ay Ka Heysay Oo Ooynaayo Ku Dhahay Hadaa Aamusi Weyso Bahalkaan Aa Ku Cunaayo Lolz
Subscribe to:
Posts (Atom)