Saturday, 9 June 2012

Yaa Ka Liito

Xariif  Tacbaan Ah Caato Saaid Ah Aa Maqaayad Galay Waxuu Dalbaday Waslad Hilib Ah Kabalyeerigi Oo Caajislow Ah Waxuu Niyada Iska Dhahay Kan Maba Cuni Karo Hilibkaan Ee Muu Bar Jaay Ah Haaf Bariis Ah Iska Dalbado  Kadib Waa Loo  Keenay, Tacbaanki Hilibki u Saluugay Kabalyeerigi U Wacay Waxu Dhahay " Hilibka Ma Fiicno Ee Iga Soo Badal" Kabalyeeriga Kulahaa Oo Haduusan Fiicneyn Yaa Ka Liito Oo Cunaayo Lolz

3 comments:

  1. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Bisle waa idishay aboo Yaa kaa lito oo cunaayo kulahaa

    ReplyDelete
  2. Kabalyeriga waa gardaranyahay lolz

    ReplyDelete