Xariif Tacbaan Ah Caato Saaid Ah Aa Maqaayad Galay Waxuu Dalbaday Waslad Hilib Ah Kabalyeerigi Oo Caajislow Ah Waxuu Niyada Iska Dhahay Kan Maba Cuni Karo Hilibkaan Ee Muu Bar Jaay Ah Haaf Bariis Ah Iska Dalbado Kadib Waa Loo Keenay, Tacbaanki Hilibki u Saluugay Kabalyeerigi U Wacay Waxu Dhahay " Hilibka Ma Fiicno Ee Iga Soo Badal" Kabalyeeriga Kulahaa Oo Haduusan Fiicneyn Yaa Ka Liito Oo Cunaayo Lolz
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Bisle waa idishay aboo Yaa kaa lito oo cunaayo kulahaa
ReplyDeleteOmarani lol
ReplyDeleteKabalyeriga waa gardaranyahay lolz
ReplyDelete