3 Wiil Aa Cabaayeen Xoogaa Markay Istiimeen Aa Taraq/jantasiigar Ka Dhamaaday Mid Aa Lo Diray Bax Sigaarkaan Noo Soo Shid Cml Saaxiibka Siduu Usoo Wareegaayey Uu Marba Qof U Weydiinaayey Dab Meeshi uu Ku Soo Laabtay Labadi Uu Ka Tagay Marku u Yimid Uu Dhahay Aqyaareey Dab Ma Heysiin Yaaqeey Mid Aa Soo Booday Kulahaa "Saaxiib Anakaba Waa Naloogu Maqayan Mid U Dirsanahay Ee Soo Faariso". A
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Tuesday, 23 October 2012
Thursday, 11 October 2012
Kumaanba Dooneyn
Xᴀʀɪɪғ Aᴀ Gᴀʙᴀʀ Jᴇᴄʟᴀᴀᴅᴀʏ Sxʙ Wᴀʀᴀᴀǫ Aᴀʙɪʜɪɪs Kᴀ Dʜᴇᴇʀ Oᴏ Eʀᴀʏᴏ Mᴀᴄᴀᴀɴ U Qᴏʀᴀʏ Sᴀᴀxɪɪʙᴋᴀ Iʟᴇᴇɴ Mᴀɢᴀᴄ Qᴀʟᴅᴀɴ Uᴜ Wᴀʀᴀᴀǫᴅɪ U Dɪʀᴀʏ Qᴏғᴛɪ Wᴀʀᴀᴀǫᴅᴀ Aʏ Aǫʀɪsᴀʏ Jᴀᴡᴀᴀʙ Aʏ Usᴏᴏ ᴄᴇʟɪsᴀʏ Wᴀxᴀʏ Dʜᴀʜᴅᴀʏ "Mᴀᴀsʜᴀ Aʟʟᴀᴀʜ Wɪɪʟ Sʜɪᴅᴀɴ Aᴀᴛᴀʜᴀʏ Kᴀᴀɢᴀ Sɪɪ Dᴀʀᴀɴᴇ Eʀᴀʏᴀᴅᴀ Mᴀᴄᴀᴀɴ Aᴀ Iɢᴀ Dʜᴇx Bᴀxᴀʏ Lᴀᴀᴋɪɴ Nᴜᴜᴄᴀ Aᴀɴ Kᴀ Hᴇʟᴏ Mᴀʙᴀᴛɪʜɪᴅ Lᴏʟ" Sᴀᴀxɪɪʙᴋᴀ Iɴᴛᴜ Xᴀɴᴀᴀǫᴀʏ Uᴜ Dʜᴀʜᴀʏ Nᴀᴀ Hᴇᴇᴅʜᴇ Kᴜᴍᴀᴀɴʙᴀ Dᴏᴏɴᴇʏɴᴇ Nᴀʙɪɢᴀᴀᴅᴀ Sᴇᴇɢᴇ Aʏᴀᴀ Aᴅɪɢᴀ Kᴜ Jᴇᴇᴅᴀʏʙᴀ" #qaraar
Monday, 8 October 2012
Page Kee
Nin Reero Marqaan Ah Muqajil Ah Aa Wauu Aroosay Gabar Caato Saaid Ah Habeenki Arooska Aa Hooyadadeey Waxay Ku Soo Duuduubtay Hal Malyan O Journal Ah Saaxiibka Habeenki Marki Loo Guri Geeyey Labo Kiilo Jaad Ah Uu Isku Kor Furtay Marki Marqaamay Uu Is Dhahay Qofta Wax Ka Raadi Dharka Markuu Ka Dhigay Journal Aa Ka Soo Hor Baxay Wuuba Iloobay Waxuu Raadinaayey Siduu Midba Mar u Aqrinaayey Waxuu Waayay ( Cambarki) Intuu Daalay U Gabadha Hooyadeed Wacay Ku Lahaa " Hooyo Gabadhaada Alaabteeda/Cambarkeeda Page Kee Waaye Aan Aqriyee Lolz
Friday, 5 October 2012
Reer Baadiye Iyo Shumis
Oday Reer Baadiye Ah Aa Waxuu Aroosay Gabar Yar Oo Ciyaalka Xaafada Ah Qofta Habeenki Marki Lo Xareeyey Loo Guri Geeyey Odaygi Nalka U Dansaday Markaas Ay Nalki Shidan Wuu Dhahay " Nalka Maxaa U Shiday?" Markaas Ay Dhahday "Macaane Waa Iska Baashaaleyna Waa Ku Dhunkahaa/Shuminaa Cml" Haye Uu Dhahay Saaxiibta Baashidii Aduunka Ay Ku Qabatay Intu Iska Fujiyey Uu Dhahay " Yaayah Malees Dhunkaayey Mase Waa Lees Dhunxaayey' Malees Shuminaayey Msie Waa Lees Liqaayey Lolz
Tuesday, 2 October 2012
Sodohdeey Aa Gubaneysay
Gabar Baa Waxay Timid Gurigeeda Oo Gubanaayo Markaas Ay Orod Ku Gashay Waxay Ka Soo Bixisay Wiil Yar Ay Ayada Dhashay Mar Labaad Ay Ku laabatay Waxay La Soo Baxday Dahabkeedi Mar Sadexaad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Hadana Mar Afaraad Ay Ku Laabatay Ayadoon Waxba Wadin Ay Soo Baxday Dadki Aa Waxay Dheheen Maxaa Labada Mar Ee Dambe Adigoo Waxba Wadin Usoo Baxday? Markaas Ay Dhahday " Sodohdeey Aa Gubaneysay" Waxaa LA Yiri Maxaa U Sameyneysay Ma Dabkaad Ka Damineysay? Waxay Tiri, "" Maya Ee Marba Dhinacii U Fayow Aan U Gedinaayay" Lolz
Monday, 1 October 2012
Ay Maana Faay
1991 Di Marki Dagaalada Sokeeye Socdeen Aa Mooryaan Waxay U Usoo Galeen Cid Gurigeed Marki Ay Imaadeen Waxaa Joogay 2 Gabdhood Iyo Islaan Shaqaalo Oo Waayeel Ah Mooryaanti Waxay Bilaabeen Inay Naagaha Kufsadaan Ayagoo Howshoodi Wato Aa Gabdhaha Midood Dhahday "Aboowayaalow Ay Maana Faay Ha Laga Bootiyo Nooh Duq Waaye Cml, HALA DHAAFO", Mooryaanti Intaysan Hadlin Ay Maana Faay Ha Soo Boodee Ha Dhahdo Waryaada Gabdha Kufsiga Ciyaarta Ka Dhaafa
Subscribe to:
Posts (Atom)