Xariifko Ciyaalka Xaafada Ah Aa Waxuu Bilaabay Gabadhi Sawir Qurxan U Saaranyahay Oo Dhan In Uu Ku Darsado Maalinti Dambe Niman Gadgaduudan Aa Ku Soo Darsadeen Waxuu Dhahay" Aqyaareey Waa I Wareeriseen Ee Maxaa Iga Rabtiin Oo Iigu Soo Darsateen" Maba Laga Waalin Waxaa La Dhahay Macalimuu Waxaa Gabdhaha Ka Rabtid Lee Ka Rabnaa Lolz
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Wednesday, 22 August 2012
Friday, 10 August 2012
Bartiiba Lagu Dilay
Dagaalki 1977ki Soomaaliyo Iyo Ethiopia Askari Ka Soo Laabtay Oo Xooga Maskaxda Wax Ka Noqday Aa Waxaa U Yimaadeen Saaxiibadiis Xaasaski Ay Ka Dhinteen Markay Ay Wareestay Naag Walbo Ninkeeda Ay Weydiisay War Hebal Aaway Waxuu Dhahaa Bartii Baa Lagu Dilay Mid Kale Tiri Hebalna Markaas Uu Ku Dhahaa Bartiiba Lagu Dilay Mid Kale Aa Wareysatay Oo Hebalna Bartiiba Lagu Dilay Siday Mid Walbo U Laheed Hebalna Uu Asigana U Lahaa Bartiiba Lagu Dilay Aa Islaan Ka Mid Aheyd Islaamihi Oo Fahantay In Ninkaan Wax Ka Qaldanyihiin Aa Tiri Heedhe Naga Wada Ninkaan Asna Ku Tiri Walaal Waad Mahasantahay Markaas Uu Yiri " Waad Mahadsantahay Naftirkeeda Bartibaa Lagu Dilay
Subscribe to:
Posts (Atom)