Nin Baa Xaaskiisa Ku Yiri Naa Kaalay Waad I Dhibtay Waa Ku Furaayaa Soo Bax Reerkiina Ku Geeyee Qofti Way Soo Raacday Ayadoo Yaaban Markay Xaafada Usoo Dhawaadeen U Dhahay Macaaney Kuma Furi Rabo Ee Aabahaa Ayaa Dhintay Inaa Ku Sheego Aan Rabay, Qofta Kulahaa Iga Tag Waaba Iga Nixin Rabtee Alxamdulilaah, Naxdin Maa U Dhiman Wali Ma Nixin Miyaa lolz ,No Offensive Just Joke
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Tuesday, 31 July 2012
Sunday, 29 July 2012
Isla Qabrigiisi Mu Ku Jiraa
Labo Saaxiibo Ah O Mudo Iskugu Dambeysa Baa Waxay iskaga Horyimaadeen Magaalada Dhexdeeda Mid Ka Mid Ah oo Lagu Eedeynaayey in U Xariirka Saaxiibtinimo/Walaalnimo Jaray Aa Asigoo Rabo in uu iska Fogeeyo Eedaas Saaxiibkiis Wareestay Waxuu Ku yiri Saaxiib ii Waran Reerka Ka Waran Aabahaa Ka Waran, Kii Kale Inti Uusan Jawaabin uu Waxuu Soo Xasuustay Saaxiibki Aabihisi In U Waa Hore Dhintay uu Asiga Wax ka Duugay Markaas U Ku Celiyey, Waxaan Ula Jeeda Aabe Wali Ma Qabrigiisi Hore Buu Ku Jiray Mise Mid Cusub Buu U Guuray Lolz Maye Waa Soo Noolaaday Lolz
Saturday, 14 July 2012
Hadaa Isha Ku Haayo Ilaa Ay Ka Miriqdo
Wadaad Aa Waxuu U Wacdinaayey Dhalin Yaro Meel Fadhiyaan Waxuu Ku Yiri Gabdhaha Aad Jidka U Fadhisaan Joojiya Gabadha Hadii Ishaada Mar Ku Dhacdo Oo Aad Aragto Dambi Maahan Laakin Hadii Aad Mar Labaad U Celiso Dambi Waaye Iska Dhaafa Mid Meesha Fadhiyey Aa Dhahay :Sheekhow Hadii Aan Isha Ku Haayo Ilaa Ay Ka Miriqdo Ilaa Ay ka Dhamaato Dambi Miyaa Lolz" hal Mar Aan Saaranaa Uu Taaganyahay Lolz
Sunday, 8 July 2012
Bisinka Ha Daalin
Xariif Boobareeto Ah Reero Aaqiru Mushaar Ah Aa Maqaayad Soo Galay Saaxiibka Bar/Half Bariis Ah U Dalbaday Markaas Uu Garaafo Biyo Ah Cabay Marki Bariiska Loo Soo Dhigay Uu Dhahay Bismilaah Bismilaah Bismilaah Mid Ag Fadhiyey Oo Reer Burco Ah Aa Dhahay "Waaryee Bisinka Ha Daalin Ee Wax Ku Deeqo Dalbo Nabigaada Seege" Lolz
Monday, 2 July 2012
Sidi Lagu Aqimi Lahaay Aa Leeska Rabaa
Mid Mooryaan Ah Aa Masaajid Xoog Ku Heestay Saaxiibka Waxuu Iska Jeclaa In Uu Adimo Salaad Walbo Maalinti Dambe Jaadka Aa Soo Daahay Xooga Marki La Sugay Aa Oday Dhahay Inkaar Qabihii Maanta Ma Imaanaayo Ee Hebalow Noo Adim Saaxiibka Asooo Jaadki Soo Qaatay Oo Meel Masaajidka u Dhaw Maraayo Uu Adinki Maqlay Wuu Soo Orday Marku Masaajidka Yimid Uu Dadka Weydiiyey Qofki Adimay Waa Lo Wada Aamusay Intuu Bastuulad Soo Baxsaday Uu Dhahay "Sidii Lagu Aqimi Lahaay Aa Leeska Rabaa" Loolz
Subscribe to:
Posts (Atom)