Sunday, 24 February 2013

Shukaansi Qaldamay

Xaliimo Reer Mudug Ah Aa Maraxoo Ciyaalka Xaafada Ah Shukaansaday Waxaa Lagu Dhahay "sxb aniga nin aan imaanin o ii gabyin ilama sheekeesan karo" Sxbka Asigoo Madaxa Ciida Ka Ceshanaayo U Dhahay Iga Dhageyso Afarta Xaboo Igu Jirto Lolz" Dhuuboow Dhareerkaada Dhalo Iigu Keen Waa Dhamaa Kulahaa" Dharbaaxa Inta Laga Kiciyay Aa La Dhahay Uh Waxu Ma Caruurbaa Najiska Najisku Keenay Muxuu Ku Hadlahayaaa Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Tuesday, 12 February 2013

Wiil Yar Vs Toosh

Oday Iyo Xaaskiisa Oo Reer Tabareed Ah Baa Qol Waxaa La Jiifay Wiilkooda Oo Yar, Wiilki Baa "Kaadi Baa iheyso Ku Yiri Hooyadiis" Hooyadii Waxay Tiiri "Toosh Meelaha Ka Raadso Musqusha Waa Mugdi Haku Kufine" Wiilki Oo Tooshki Raadsanaayo Baa Cubeedka Aabihi Gacanta La Helay, Odaygi Kulahaa " Waryaa Kaas Iska Dhig Batari Malahane" Lol