Labo Dameer Aa Waxay Isku Boodeysay Ama Isku Saarneed Suuqa Jaadka Dhexdiisa Dadka Dhan Waa Fiirsanaayeen Dameerka Ninka Ah Aa Waxaa Ka Muuqatay Daal Badan Micnaha Tabar La'aan Naag Jaadley Ah o Meesha Fadhiday Aa Bud Intey Qaadatay Ka Dajisay Ayadoo Xanaaqsan Markaas Aala Dhahay Abaayo Maxaa Ka Rabtaa Xoolaha Hakaa Baashaalaane? Kulahaa " Aabihiis Wase Tabar Yaraa Ma Xaluu Qayilay" Lolz
Adaa Yaabeesid Sheekooyin Waalan Ugu Imaaw Mininka Mininkaa Waaye Ha Is Martiyeynin Biya Caadi Ah Iyo Gaxwo Sokor La'aan Diyaar Waaye, YAAN LAGA DAREEMIN in Aad meeshaan Ku Nasatid lolz
Monday, 25 June 2012
Saturday, 9 June 2012
Yaa Ka Liito
Xariif Tacbaan Ah Caato Saaid Ah Aa Maqaayad Galay Waxuu Dalbaday Waslad Hilib Ah Kabalyeerigi Oo Caajislow Ah Waxuu Niyada Iska Dhahay Kan Maba Cuni Karo Hilibkaan Ee Muu Bar Jaay Ah Haaf Bariis Ah Iska Dalbado Kadib Waa Loo Keenay, Tacbaanki Hilibki u Saluugay Kabalyeerigi U Wacay Waxu Dhahay " Hilibka Ma Fiicno Ee Iga Soo Badal" Kabalyeeriga Kulahaa Oo Haduusan Fiicneyn Yaa Ka Liito Oo Cunaayo Lolz
Friday, 8 June 2012
Meeqo Liitar Waaye
Wiil Ciyaal Siiyo Ah Aa Waxuu Soo Marsaday Perfume Aad U Carfaayo Markaas Aa Oday Xaafada Daganaa Oo Baqiil Ah Weydiieyy "Maandhoow Catarkaan Inteed Ka Keentay"? Wiilki Waxuu Dhahay Adeer Carwo Adaa Yaabeesid Aan ka Soo Gatay, Odaygi Aa Dhahay " Meeqaa Ka Soo Bixisay"? Wiilka Waxuu Yiri Adeer $50 50doolar Aan Ka Soo Bixiyey, Odaygi $50 aala Badatay catarkiina Waa rabyaa Waxuu Yiri "Maandhoow $50 Meeqo liitar Waaye"? lol Mayee Meeqo Fuusto Waaye
Monday, 4 June 2012
Surwaalba Ma Watee Maxaa Suunka Xirtaa
Xariif Marqaansan Oo Baabuur Wado Aa Trafic Police Istaajiyeen Markaas Waxaa La Weydiiyey Leesin iyo Waraaqahii Gaariga Wuu Soo Bixiyey Waxiisa Dhan Waa Saxanyihiin Hadana Waxaa La Dhahay " Maxaa Suunka/SeatBelt U Xiran Weysay"? Intu Is Fiiriyey Saaxiibka Waaba Qaawan Yahay Kulahaa Maxaa Suun Xirtaa Surwaalba Ma Wateee , Kkkk Marqaan.com
Saturday, 2 June 2012
Abtigaa Aa Lagu Geyhaa
Wiil Yar Aa Asigoo 14 Jir Ah Naago Iyo Baashaal Bilaabay Ewalba Reer Taak Barako Uu Iska Ahaa Dhiig :La'aan Iyo Nafaqo La'aan Aa Ku Dhacday Dhaqtar Aa Loo Geeyey Waxaa La Dhahay Ninkaan Meel Aysan Naag ka Dhaweyn Lix Bilood Ha Lagu Haayo, Waala Waday Abtigiis Oo Baadiye Dagan Aa Lo Geeyey Marku Labo Bilood Nastay Waxuu Arkay ORGI Yar oo Marba Waxar Ku Boodaayo Markaas Intuu Fiiriyey U Dhahay " Hoy Orgi Ma Joogtidoo Hadii Kale Abtigaa Aa Magaalada Lagugu Geyhaa" KkKkKkK
Friday, 1 June 2012
Hooyo Aa Naas iisoo Dirtay Lolz
Makiinada Cajiinka Badanaa Dhalinyarada Waxay Usoo Aadaan Shukaansi Wiil Yar Oo 14 Jir Ah Aa Hooyadiis Waxay Usoo Dirsatay Cajiin Marku Makiinada Cajiinka Imaaday Waxaaba Albaabka Taagan Qof Jiroos Ah Alteeso Oo Jeebeb Dhaadheer Leh Yariiski Meel Kale Maba Aadin Intu Is Iloobay Uu Jeebabka Kaamirada Ku Aadistay Siduu Xabadkeeda U Fiirinaayey Gabdhahi Aa Shixootay Ayadoo Rabto In Ay Indhihiisa Iska leexiso Ay Ku Turi " Waryaa Maxaa Dooneysay"? Yariiski Intu Naxay Kulahaa " Hooyaa Naas Iisoo Dirtay" Kkkk
Subscribe to:
Posts (Atom)